200 CILMI BAADHIS PDF

HORDHACA BUUGA

Waxaan u mahad naqayaa ilaahay oo ii fududeeyey inaan qoro buugan mahad aan la soo koobi karin. Waxaan buugan u qorey si ay uga faa’ideystaan dhalinyarada soomaaliyeed iyo weliba dadka waaweyn, sidoo kale waxaan u qorey buugan ku dhiirigelin aan ku dhiirigelinayo ardeyda, macalimiinta, jaamacadaha, college-yada, dhakhaatiirta iney sameeyaan daraasado bulshada waxtaraya maadaama daraasadaha aan buugan ku soo ururiyey ay sameeyey dad la mida oo dhiiggooda ah. Daraasadaha aan halkan ku soo ururiyey waxay ka mid yihiin daraasado laga sameeyey caalamka, mana aha intan oo keliya, balse waa intii aan kasoo xushey maadaama ay aad u fara badan yihiin.

Daraasad ay sameeyeen Jaamacada Harvard

Muhiimada ay leedahay inaad yeelato ujeedooyin iyo hadafyo cad cad:

Daraasad ay sameeyeen baadhayaal ka tirsan jaamacada Harvard ayaa ay qaar kamida ardeyda jaamacada weydiiyeen iney leeyihiin ujeedooyin cad cad oo ay doonayaan iney xaqiijiyaan. 84% boqolkiiba waxay sheegeen iney laheyn ujeedooyin cad cad, 13% waxay sheegeen iney leeyihiin ujeedooyin balse aaney uqorneyn. Halka 3% ay sheegeen iney leeyihiin ujeedooyin cad cad uguna qoran tahay meel. Toban sano kadib baadhayaashu waxay heleen in noloshoodu ka horumarsaneyd kuwa ujeedadoodu qorneyd marka loo eego kuwa aaney ujeedadoodu qorneyn, halka kuwii aan laheyn wax ujeedooyin aaney waxba u qabsoomin.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 124 Page
Size: 1 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.