48 XEER EE AWOODA PDF

XEERKA 1AAD

Ha u muujin hoggaamiyahaaga inaad ka caqli badan tahay ama aad ka wanaagsan tahay

Mar kasta ka dhig kuwa kaa sarreeya oo ha dareemeen in ay kaa ficanyihiin. Haddii aad ku dadaasho inaad qanciso ama aad soo bandhigto xirfadahaaga, waxay taasi sababi kartaa in aad cabsi geliso ama aad dareensiiso inuusan adiga kaa caqli badnayn. Sidaas darteed, waa in aad isu muujisaa in uu sayidkaagu kaa xariifsan yahay, si aad u gaarto heer sare oo awood leh.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 54 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket