50 XIKMADAHA NOLOSHA PDF

HORDHAC

Buuggan “50 Xikmadaha Nolosha” wuxuu kaa caawinaya inaad aragto xikmadda ku jirta safarka nolosha. Waxay yihiin aragtiyo ku saabsan sida aan u maareyn karno nolol maalmeedkeena, u fahmi karno qiimaha nafteena, uguna diyaar garoobi karno marxaladaha kala duwan ee nolosha.
Xikmadaha ku jira buuggani waxay ka yimid waaya aragnimooyinka, xaaladaha iyo dhacdooyinka aan la kulanno maalin kasta. Waxay yihiin kuwo ku dhiirrigelinaya, ku hagaya, una noqonaya nuur iyo iftiin marka aad safarkaaga nolosha sii waddo. Haddii aad u baahan tahay dhiirigelin, hagitaan, ama aragti cusub oo ku saabsan nolosha, buuggani wuxuu kuu noqon doonaa saaxiib kugu hogaamiya xikmadda dhabta ah ee nolosha.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 53 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.