QUR’AANKA KARIIMKA AF-SOOMAALI (FREE) HORDHAC Mahad Eebaa iska leh ee ah kan ku soo Dejiyey Nabigiisa Kitaabka Quraanka ah ee Toosan, Naxariis iyo Nabad galyana ha ahaato Rasuulka Muxamed ah korkiisa iyo Ehelkiisii iyo Asaxaabtiisii iyo inta Wanaagaga ku raacda tan iyo Qiyaamada. Kitaabkan oo dhameystiran:Waa: 946 PageSize: 19 MB SOO DEGSO