DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA PDF Dhaliisha Dhaqanka Soomalida PDF Ummadda Soomaaliyeed waxay kamid tahay ummadadaha aduunka ugu hooseeya marka laga eego dhinac walba, dhinaca dhaqaalaha, cadaaladda, caafimaadka, waxbarashada, shaqo abuurka, nabada, nadaafada, difaaca, dhismaha, wadooyinka, wax soosaarka, iwm. Halkan waxaan ku xusayaa baadhitaano la sameeyey oo cadaynaya kaalinta aynu aduunka kaga jirno:1. Human Development Index: is bar-bardhig lagu qiimeeyey 130 wadan Soomaalidu waxay gashay kaalinta 123 (waa kaalin aad u hoosaysa, oo kuu cadaynaysa in aynu ka mid nahay wadamada ugu faqiirsan aduunka).2. Aduunka waxaynu kaga jirnaa wadamada ugu horeeya cadaalad darradda, xatooyadda (boobka) xoolaha ummadda, wax soosaar la’aanta, nadaafad darradda, nabad la’aanta, dhaca iyo boobka, iwm.3. Unemployment Rate: dadkeena 80% ma haystaan shaqo ay maalintii u kalahaan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 415 PageSize: 2 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW