SIRDOONKA ISRAA’IIL PDF

SIRDOONKA ISRAA’IIL

Magaca buugga: Sirdoonka Israa'iil
Magaca qoraaga: Mundir Salaama Abuu Sawayrax
Magaca turjumaha: Aadan Salaad Maxamuud ( Aadan-Badiic)
Habkan waxay sirdoonka Israa’iil ku ugaarsadaan dadka baahida daran ee dhaqaale leh, kuwaas oo dhibaato maaliyadeed ay haysato, waxaana lagu hodaa dadkaas in lala xiriiro, loona sheego lacag aysan malaysanayn, iyada oo xiriirka lagu badinayo, hawshana degdeg looga dhigayo. Kolkaasna waxaa loo sawiraa sawir dhalanteed ah oo loogu duurxulayo qofka bartilmaameedku yahay "nolosha qurxoon" ee uu ku noolaan doono, waxaana loo sheegayaa in dhammaan dhibaatooyinkiisa maaliyadeed ay dhammaanayaan, weliba waxaa loo ballanqaadayaa, haddii uu fuliyo shaqooyinka qaar, in dalka dibaddiisa loo qaadayo, iyo meesha uu doonaba. Taasina, keliya, waa in la soo jiito oo lagu soo rido dabinka, ilaa uu ku waaberiisto qofku dhalanteed been ah, kolkaasna uu noqdo mid dhagra dalkiisa iyo diintiisa."

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 130 Page
Size: 21 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.