Ha u muujin hoggaamiyahaaga inaad ka caqli badan tahay ama aad ka wanaagsan tahay
Mar kasta ka dhig kuwa kaa sarreeya oo ha dareemeen in ay kaa ficanyihiin. Haddii aad ku dadaasho inaad qanciso ama aad soo bandhigto xirfadahaaga, waxay taasi sababi kartaa in aad cabsi geliso ama aad dareensiiso inuusan adiga kaa caqli badnayn. Sidaas darteed, waa in aad isu muujisaa in uu sayidkaagu kaa xariifsan yahay, si aad u
gaarto heer sare oo awood leh.