U QOR IYADA PDF

HORDHAC

Markii ugu horreysay ee aan arkay iyada waxaan dareemay dareen aad ula yaab badan, waxaan dareemay sida inaan ahay malaa’ig muuq banii aadam leh. Markii aan arkay wax walba waxa ay igu noqdeen layaab, xamaasaddayduna waxa ay noqotay mid dagdag ah, ma garanaayo waxa igu dhacay, waxaan dareema sida in aan ku dhex jiro godka jaceylkeeda...
Markii aan dhageysanaayay sheekadeeda waxaan marwalba si mug leh u dhageysanaayay tafaasiisha erayada kasoo baxaayay gunta qalbigeeda, sida in ay caqligeyga ka dhex raadineyso meel ay dagto...
Had iyo jeer waxaan aad uga fikiri jiray wax walba oo iyada ku saabsan xitaa waxa ugu yar, in kastoo ay aad u yareyd sheekadeenna, balse waligeed kama aysan bixin maskaxdeyda xitaa hal daqiiqo...
Maxaad qalbigeyga u gashay aniga oo markii hore go’aan adag ku qaatay in aanan waligey cidna jeclaan, balse wax walba waxa ay ku dhaceen si kadis ah...

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 44 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

2 thoughts on “U QOR IYADA PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.