KA FOGAANSHAHA CAADOOYINKA XUN PDF

HORDHAC

Buuggan wuxuu diiradda saarayaa muhiimadda ay leedahay ka takhalusidda caadooyinka xun-xun, waana muhiim in la fahmo in caadooyinka xun-xun aysan kaliya saameyn ku yeelan noloshaada hadda, balse sidoo kale ay saameyn doonaan mustaqbalkaaga.
buuggan waxa uu akhristayaasha ku dhiirrigelinayaa inay qaadaan tallaabooyin wax ku ool ah si ay ula wareegaan noloshooda, kana fogaadaan waxyaabaha waxyeellada leh, iyagoo hiigsanaya guusha iyo horumarka mustaqbalka.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 63 Pages
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket