40 MAALIN CIBAADO PDF HORDHAC Buuggan waxaa loogu talagalay inuu kuu fududeeyo inaad ku tababarto cibaadooyin muhiim ah muddo 40 maalmood ah. Ujeeddadeennu waa inaan kuu dhisno caadooyin adag oo joogto ah, kuwaas oo ka dhigaya cibaadada qayb ka mid ah noloshaada maalinlaha ah, si dabiici ah oo fudud. Buugan wuxuu leeyahay jadwal la tick-saarayo oo kuu fududaynaya inaad la socoto horumarkaaga 40 maalmood. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 59 PagesLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW