IRRIDAHA GUUSHA (FREE) HORDHACA BUUGA Buuggan waxa uu ka koobanyahay kana hadlayaa 150 qiso iyo 3 maqaal. buuggani waa kuwo dhab ah, dhacayna (fact history), kana dhacay meelo kala du-duwan oo ka mid ah koonkan/caalamkan aynu ku noolahay korkiisa/dushiisa, waana qissas dhammaan mid kasta oo ka mid ahi ay si dareen leh utaabanayso ugana hadlayso waaqaca nolosha aadamaha. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 528 PageSize: 4 MB SOO DEGSO
Abdirashid Ibrahim Hassan 17 October 2025 at 22:49 Aad io aad ayaan ooga helay waxay sare ugaadeen aqoontayda Waxaan rajeynayaa in dhalinta somaliyeed Kafaaidaysantonaan groupkan Idin ma,aqaano dadka aad tihiin lkn Waxaan ogahay inaad tihiin iftiin usoo baxay dalkeena Mahad sanidiin Reply
Aad io aad ayaan ooga helay waxay sare ugaadeen aqoontayda
Waxaan rajeynayaa in dhalinta somaliyeed
Kafaaidaysantonaan groupkan
Idin ma,aqaano dadka aad tihiin lkn
Waxaan ogahay inaad tihiin iftiin usoo baxay dalkeena
Mahad sanidiin