ABOUT ME

Magaceygu waa Axmed Cilmiye Waxaan joogaa Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, Arday Jaamacad dhigto, bartana Kuliyada Computer Science, Waxaana ka mid ahay dadka jecel iney aqristaan buugaagta Noocyadeeda kala duwan. Marka website kaan waxaan u sameeyey Walaalaheyga Soomaaliyeed iney ka caawiso helida buugaag pdf ah oo uu qofku ku aqrisan karo moobilkiisa ama kumbuyuutarkiisa meel Kasta uu dunida ka joogo. Buugaagtaas ayaana Qeyb ka mid ah Free ama (Bilaash) ah, Qeyb kalena iib ah, waxaan rajeenaa Website kaan in dad badan uu anfici doono ayna Naftooda ku hormariyaan buugaagta qiimaha badan ee aan u fududeeyay helidooda, waxaan idiin kula dardaarmaa "Waqtigiina inaad si caqliyeysan u isticmaashaan".
Guul ayaan idin rajeenaa Aduun iyo Aaqiro.