AL HAJRU SHARCIYA (FREE)

HORDHAC

Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago Risaalo aad u yar oo ka hadlaydo (Goynta sharciga ah maxaa ka banaan Maxaase ka banaaneyn) Waa risalo yar balse ka hadlaydo mawduuc aad u weyn, markii aan eegno waaqica jiro saameyn mug weyn ah ku leh sidda adigaba aad ogtahay aqriste bulshadu waxa isaga dhax milmay "Cidda ee ka hijroonayaan iyo qaabka ee hajrigaas usameenayaan" in badan oo kamid ah dadka waxa ay isku qaldaan goynta loo sameenay ilaahey dartiis iyo mida qofka u sameysanayo dantiisa gaarka ah, Risaaladaan waxa ee iftiiminay hijriga sharciga amray waxa uu yahay, Risaalada waxa ee ku timid qaab su'aal weydiin ah, ibnu Taymiyah waxaa lasoo weediiyey dhowr su'aalood marka su'aalahaas waxaa ka dhashay qorida risaaladaan hortaada taalo.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 26 Page
Size: 800 KB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *