Cilmiye Books

HOOYO QAALI (FREE)

HORDHACA BUUGA Buuggan “Hooyo Qaali” waxa uu leeyahay ujeedo cad oo ah in uu dhiirrigeliyo qalbiyada inay hooyadooda u muujiyaan mahadnaq, kalgacal, iyo daryeel. Waxaa ku xardhan sheekooyin iyo xikmado ka tarjumaya qiimaha aan la soo koobi karin ee hooyada, taas oo mar walba lagu tilmaamo inay tahay ilayska nolosha iyo tiirka bulshada. Buuggan oo […]

HOOYO QAALI (FREE) Read More »

SAANTA MAANTA (FREE)

SAANTA MAANTA Waa ku salaamay !.Adiga ma istahay ?Anaga miya go aminayo waxa sameyno mise dadka ka copiyeyna ama kadabadeysana mise raacnaa.Adiga adiga adiga;Ok waa fahmay adiga waxa tahay adiga uun ,idhageyso adiga qaas tahay waxwalbo kugu saabsan waa waxa ugu fican dunida,waqtiga joogtid iyo waxa mareysid waa waxaga ama khibrad haku noqdan ama guushada

SAANTA MAANTA (FREE) Read More »

IRRIDAHA GUUSHA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buuggan waxa uu ka koobanyahay kana hadlayaa 150 qiso iyo 3 maqaal. buuggani waa kuwo dhab ah, dhacayna (fact history), kana dhacay meelo kala du-duwan oo ka mid ah koonkan/caalamkan aynu ku noolahay korkiisa/dushiisa, waana qissas dhammaan mid kasta oo ka mid ahi ay si dareen leh utaabanayso ugana hadlayso waaqaca nolosha aadamaha.

IRRIDAHA GUUSHA (FREE) Read More »

AL-FAWAA’ID PDF

HORDHAC Kitaabkan Al-Fawaa’id wuxuu ka kooban yahay fikrado iyo talooyin diimeed, oo diiradda saaraya:1. Caqiidada: Qur’aanka iyo Sunnaha, iyo sida loo fahmo.2. Cilmi: Muhiimadda cilmi barashada iyo aqoonta.3. Akhlaaq: Hab-dhaqanka wanaagsan iyo akhlaaqda.4. Dhibaatada: Sida loo wajahayo dhibaatooyinka nolosha.5. Ducada: Muhiimadda ducada iyo xiriirka Allaah. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 128 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

AL-FAWAA’ID PDF Read More »

SHINBIRIHII RIYADA PDF

HORDHAC Buuggan Shinbirihii Riyada waa sheeko-faneed mala-awaal ah, waxaana uu si qoto dheer u taabanayaa jacayl ruuxi ah oo dhex mara laba qof oo isku helay riyooyinka. Lamaanaha sheekadu waxa ay isku bartaan riyooyinka, iyaga oo habeen walba si qarsoodi ah isugu yimaada, haasaawa dheerna dhex mara. Jacaylka uu buuggani xambaarsan yahay wuxuu salka ku

SHINBIRIHII RIYADA PDF Read More »

707 XIKMADOOD PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu kulminayaa Xikmado iyo oraahyo ka hadlaya qeybaha kala geddisan ee nolosha sida, diinta, siyaasadda, waxbarashada, jacaylka iyo waqtiga.7 Xikmadood oo aan buuga ka soo qaatay:1- Laguma dullaysan doono haddii aadan cidna wax ka rajeyn.2- Layaab, Tahriibe u dhimanaya biyo la’aan, marna biyo ku maanshoonaya.3- Subax wanaagsan, haddii shalay ay ku murjisay waa

707 XIKMADOOD PDF Read More »

JIRAALKAY 2 PDF

HORDHAC Buuggan waxa uu ka kooban yahay 30 mawduuc oo kala duwan oo la xidhiidha ruuxda, caqliga iyo jidhka aadamaha.Xaggee ka nimi?Sidee ku nimi halkan?Maxaynu u soo hayaannay?Waa maxay macnaha ku duugan in aynnu nahay wakiilladii arlada Ilaahay? Buuggan oo dhameystiran:Waa: 307 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

JIRAALKAY 2 PDF Read More »

JIRAALKAY 1 PDF

HORDHAC Buuggani wuxuu isku dayayaa inuu cilmigii maadiga oo waliba ” Psychology ” ahaa iyo cilmigii diiniga ahaa isku xiriiriyo masala kastana uu Kuugu fariisiyo labadaas oo wada socda isaga oo soo daliishanaya xaga culuumta.Buuggu waxa uu ka kooban yahay 30 mawduuc oo dhanka maaddiga iyo dhanka diinigaba ku saabsan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 170 PagesLacagta:

JIRAALKAY 1 PDF Read More »

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF

HORDHAC Buugga Waxaad tahay Adduunkeyga waa qeybtii labaad ee buuga Magaalada jacaylka, Buuggan wuxuu ku saab-san yahay is-weydaarsi farriimo qoraal ah oo u dhexeeya qoraaga iyo gabadhii uu jeclaa. Qoraagu wuxuu helayaa waraaqo ama qoraallo ay u dirtay gabadhii uu jeclaa, waxaana qoraalladaas ku qoran xasuuso, dareen ah, Gabadha waxay uga warramaysaa sidii ay u

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF Read More »

Shopping Basket