Cilmiye Books

HAYAAN PDF

HORDHACA BUUGA Hayaan, Safarkii Dheeraa ee Wiilka reer Miyiga wuxu falanqayn doonaa arrimo badan oo muhim ah, si gaar ahaan, buuggani wuxu baallal badan ama qoraal dheer siin doonaa taariikhdii iyo dhacdooyinkii siyaasadeed ee Soomaliya waayihii dambe sida:1. Baraarrugii ugu horeeyey ee siyaasadeed ee Qoraaga mudadii lixdamaadkii iyo taariikh nololeedkiisii.2. Taariikhdii Jabhadda Dimoqoraadiga Badbaadinta Soomaliya […]

HAYAAN PDF Read More »

CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE)

HORDHAC We Kissed The Ground (Carrada ayaan dhunkannay) waa sheeko ku saabsan dhibaatada tahriibka. Sheekadani waa waraysigii ugu horreeyay ee ku saabsan waayo aragnimadii wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland oo taahriibay. Maxamed Xuseen Geeldoon, waa wiil da’ yar oo soo maray tahriib halis ah oo uu dhulka saxaraha kaga gudbay oo gaadhay Libya. Doon

CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE) Read More »

SIRDOON PDF

HORDHACA BUUGA Buuggu waxa uu ka koobanyahay 6 Qaybood oo ballaadhan oo la xidhiidha basaasnimada, gaar ahaan qisooyinka haweenkii, hablihii, qalanjooyinkii iyo gabdhihii basaasiinta ahaa. Basaasintaasi waxa ay iskugu jiraan hablo taariikhdii hore ku jira, kuwa taariikhda casriga ah ku jira, hablo carab ah oo basaasiin ah, hablo sirdoonka Yuhuudda u shaqayn jiray oo basaasiin

SIRDOON PDF Read More »

ANTIKIRIISTOOS PDF

ANTIKIRIISTOOS DAJAAL KORAYAA QARSOON (SHEEKO) Buuggan waa buug cajiib ah Bilowga hore wuxuu kugu beerayaa Cabsi wuu ku argagax galin ha akhrin, gub, waa laygu dabo jiraa, ma hubo inaan dhammaynayo markasaad hareerahaaga fiirinaysaa, walibana markaad habeenkii ama saqda dhexe akhrinayso, kkkk. laakiin markad sii dhex gasho wuxuu kugu dhalinayaa xamaasad gooni ah sababtu waxaa

ANTIKIRIISTOOS PDF Read More »

RAADKII RIYADEYDA PDF

RAADKA RIYADEYDI Buuggan (Raadka Riyadaydi) waa ‘xusuustebyo’ (memoir) uu qoraagu kaga warramayo waayo ka mid ah noloshiisa haddana waxa uu u qoray heer akadeemig ah asaga oo tobannaan buug soo xiganaya. Waa buug caqiibo u leh facyaal badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo ka baran doona habka quruxda badan ee afkeenna loogu qori karo sooyaal nololeed

RAADKII RIYADEYDA PDF Read More »

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF

HORDHACA BUUGA Dhiganahan aan ugu magac daray (30 DHACDO IYO 3 CASHAR), waa dhigane sida korkiisa ku qoran ka hadlaya 30 dhacdo, oo ka mid ah qisooyinka noloshii Rasuulka iyo saxaabadiisi qaar ka mid ah, laga soo bilaabo dhalashadiisi, heer laga gaadhayo dhimashadiisi, innaga oo u qornay hab isku xig-xiga, oo aan ka boodin heer

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF Read More »

SIDA LA ISAGA JOOJIYO WALWALKA PDF

SIDA LA ISAGA JOOJIYO WALWALKA LOONA BILAABO NOLOL FIICAN Buuggan waa buug caan ah oo la xuso oo ku saabsan sida loo xalliyo welwelka oo loogu noolaado nolol buuxda. Buuggu waxa uu ka kooban yahay tabo iyo xeelado ku saabsan ka adkaanta welwelka. XAQIIQOOYINKA WALWALKA Dadka inta badan cisbitaalda ku jiro waa dad badan koodu

SIDA LA ISAGA JOOJIYO WALWALKA PDF Read More »

SALAADA SIDEE LOOGU KHASHUUCAA (FREE)

HORDHACA BUUGA Mahad oo dhami waxey usugnaatay oona mudan Allaaha sareeyo, Naxariis iyo nabadgelyana rabbi korkiisa hayeelo rasuulkiisa muxamed sallalaahu calayhi wasalam. Horta aan isbarano magaceygu waa Maxamed muxamed makaraan, waxaan ahay arday dhigta iskuulka jaabir binu xayaan qeybtiisa nasteexo, waxaan ahay fasalka 3aad ee dugsiga sare ama form three. Buugani waa kii ugu horeeyay

SALAADA SIDEE LOOGU KHASHUUCAA (FREE) Read More »

TARBIYAYNTA NAFTA PDF

Xogta Buugga oo kooban Magaca buugga: Tarbiyaynta NaftaQoraaga: Imaamu Ibnu Al-JawsiTurjumaha: Dr. Maxamed ibraahim siciid (Suldaan Garyare) Ugu horayn wuxuu si farshaxan ah oo qurux badan uga waramayaa imaamku HAB-DHAQANKA WANAAGSAN EE MASKAXDA DADKA. Maskaxda bini aadamku waa mid ka heer saraysa ta noolayaasha kale, taasina waa sababta bini aadamka looga dhigay mid uhogaansama ALLE

TARBIYAYNTA NAFTA PDF Read More »

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE)

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH Kitaabkan dhexdiisa waxaad ka heleysaan 41 Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah, ama Caqiidooyin ah, Ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 18 PageSize: 240 KB SOO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE) Read More »

Shopping Basket