Cilmiye Books

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE)

Waa maxay koboca dhaqaaluhu? Marka waxqabadka (performance) dhaqaalaha dalka la cabbirayo, waxa ugu horrayntaba la xisaabiyaa tacabka ama waxsoosaarka dalka idilkiis (Gross Domestic Product – GDP). GDP-gu wuxuu tilmaamaa qiimaha suuqa (market value) ee wadarta tacabka (total production) dalka. Qiimaha suuqa ee dhammaan badeecadda iyo adeegga waddanka gudihiisa lagu soo saaray muddo cayiman waxay ku […]

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE) Read More »

MAAMULKA HALISTA FOREX (FREE)

MA OGTAHAY AKHRISTE? In 90% dadka bilaawga ah ee ku khasaaraan forex mudo 90 Maalin ah gudahood! Kadibna ey kaniyad jabaan suuqa iyagoo ka aamina in ee tahay meel lagu dhaco hantidooda, badanaa dadka ku cusub forex waxeey lakulmaan khasaaro joogta ah kaasoo keena ugu dambeyn in eey ka niyad jabaan, maxaa yeelay markii hore

MAAMULKA HALISTA FOREX (FREE) Read More »

FURAHA FOREX TRADING PDF

HORDHACA BUUGA WAA MAXAY FOREX?Forex waxaa laga soo gaabiyay (foreign exchange) oo macnaheedo yahay kala bedelka ama isku bedel Lacaga kala duwan ee dunnida kajiro, ayadoo laga tixraacayo sida bankiyada aduunka maalinkaas sheegayaan. Suuqani waa suuqa aduunka ugu balaaran ganacsiyada dunnida maanta kajiro, Suuqyada aduunka ayaa waxaa hormuud ka ah:1. Suuqa Forex2. Suuqa Dhijitaalka (Cyrptocurrency)3.

FURAHA FOREX TRADING PDF Read More »

FOREX SOMALI PDF

HORDHACA BUUGA Suuqa sarifka lacagaha qalaad waa xirfad caalami ah oo ay maalin walba Bangiyada iyo maalgashadayaasha shirkadaha leh iyo kuwa shacabka ahiba ay isku bedelaan Lacagaha kala duwan ee dalalku ay leeyihiin. Waxa ay iska iibiyaan lacagaha markaas qiimahoodu sareeyo balse laga yaabo in uu hoos u dhaco, sidoo kalena waxay soo iibsadaan lacagaha

FOREX SOMALI PDF Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

SIRDOONKA ISRAA’IIL PDF

SIRDOONKA ISRAA’IIL Magaca buugga: Sirdoonka Israa’iilMagaca qoraaga: Mundir Salaama Abuu Sawayrax Magaca turjumaha: Aadan Salaad Maxamuud ( Aadan-Badiic)Habkan waxay sirdoonka Israa’iil ku ugaarsadaan dadka baahida daran ee dhaqaale leh, kuwaas oo dhibaato maaliyadeed ay haysato, waxaana lagu hodaa dadkaas in lala xiriiro, loona sheego lacag aysan malaysanayn, iyada oo xiriirka lagu badinayo, hawshana degdeg looga

SIRDOONKA ISRAA’IIL PDF Read More »

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF

HORDHACA BUUGA Waa maxay Sirdoon? Sirdoonku waa eray loo adeegsado qeexida xog aruurinta nidaamsan oo ku saabsan helida sir dhaqaale iyo helista sir siyaasadeed. Sidoonku waa kan ogaada dagaalada ka dhex dhici kara dalka iyo dibada. Sirdoonku waa kan ilaaliyo xogta muhiimka ah ee dalka, Sirdoonku waa kan ka hortaga sirdoonada shisheeye ee raba in

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF Read More »

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF

Loollan (Xeeladaha Dagaalka) Dhiganahan Loollan ee Sun Tzu, waa mid ka mid ah buugaagta xardhan ee laga soo gaadhay sooyaalkii hore ee adduunka. Waa mid ka mid ah buugaagta ugu caansan uguna mudan ee ilbaxnimooyinkii Shiinaha. Sababta illaa hadda kaalinta uu adduunka ugu jiraa u dhinmi wayday waxa loo aaneeyaa, in uu ilaa waayahan ugub

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF Read More »

FAHAMKA MUSHKILADA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan La Magac Baxay “FAHAMKA MUSHKILADA IYO MAARAYNTA KHILAAFKA”.Waa buug ka hadlaya Mashaakilka ama Dhibaatooyinka ku wajahan ama haysta Qof walba , dawlad walba iyo bulsho walba. wuxuuna kusiin doonaa inaad fahamto mushkilada gorfayso xaalada isku cufan kadibna aad maarayso, idanka alle.Buuggaan wuxuu kaloo sitoos ah ula hadlayaa, cidkasta oo fahmi wayday mushkiladda

FAHAMKA MUSHKILADA PDF Read More »

Shopping Basket