Cilmiye Books

AMIINA AL MUFTI (FREE)

HORDHACA BUUGA Marmar ayaa uu sirdoonka Israa’iil ku guulaystaa in uu helo basaasiin Carbeed oo uga dhex shaqeeya dalalka iyo dadyowga Carabta ah, gaar ahaan Falastiiniyiinta oo ay xog joogto ah uga bahanyihiin iyo dalalka ku xeeran ee Masar, Suuriya iyo Urdun. Buuggani waxa uu ka warramayaa Amiina Almufti, oo ahayd gabadh Carbeed oo kaalmaha […]

AMIINA AL MUFTI (FREE) Read More »

DAAWEYNTA CUDURADA PDF

WAA MAXAY CUDUR? Cudurku Waa Xanuun Ku Dhaca Jidhka Iyo Gudaha Noolaha, Kaasi oo Keena Awooddari, Daciifnimo iyo Geeri. Iska Daaweyntuna Waa Fursada Kaliya Ee Lagula Tacaalo Xanuunka. Xanuunka Iyo Caafimaadka Alle (Subxaanahu Watacaalaa) ayey Gacantiisa Ku Jirtaa Alle Caafimaadka Hayno Ziyaadiyee.Waxaa jirta Xikmad dhaheysa: Ka Hortaga Ayaa Ka Wanaagsan is Daaweynta (Prevention is Better

DAAWEYNTA CUDURADA PDF Read More »

UMULISO PDF

UMULISO AMA MID WIFERY: Waa qeyb kamid ah caafimaadka oo la xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib, dad badan oo aduunyada ku nool ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada (Midwifery) balse dadkaas ayaa iskugu jira laba nooc oo kala ah.– Umuliso aqoon dhameeystiran leh.– Umuliso dhaqameed. Waa maxay Umuliso? Umuliso markaaan si

UMULISO PDF Read More »

BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND PDF

Nuucyada Ultrasound Ka iyo Meelaha Lasaaro. 1. Abdominal Ultrasound: waa ultrasoundka la saaro uur ku jirta sida Beerka (liver), xameetida (Gallbladder), Beerka yarada (spleen), Kaliyaha (Kidneys).2. Pelvic Ultrasound: waa ultrasoundka lasaaro miskaha/sinaha sida minka (uterus), ugxaansidaha (ovaries), qanjirka borostatada (prostate gland).3. Transvaginal Ultrasound: waa gudbiye ku xiran qalabka ultrasoundka waxana la galiyaa makaanka is loo

BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND PDF Read More »

BARASHADA SHEYBAARKA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan BARASHADA SHEEYBAARKA waa buug ku qoran afka Af-Soomaaliga, waxaana nagu dhaliyey in laqoro si loo helo cilmiga sheeybaarka oo ku qoran afka soomaaliga si uu u noqdo buug soomaaliyeed. Waxaa kale oo loogu talagalay buugga cilmiga sheeybaarka in eey wax ka kororsadaan dadka daneeya cilmiga sheeybaarka oo eey ku adagtahay afafka kale

BARASHADA SHEYBAARKA PDF Read More »

CUDURADA CARUURTA PDF

Cudurada Caruurta Ku dhaco waxaa ka mid ah: Hypertension in children (Dhiigkarka Caruurta) Dhiigkar ka Caruurta: Waa marka uu kordho cadaadiska dhiiga ee xididada jirka, wuxuuna cadaadiska dhiigu uu kordhaa marka ay yaraadaan ama dhuudhuubtaan xididdada ama halbowlayaasha dhiiga qaada. Caruurta sanado badan ayuu heyn karaa isaga oo wax calaamad ah aan mujineyn. Waxa uu

CUDURADA CARUURTA PDF Read More »

BARASHADA DAAWADA PDF

Pharmacology (Barashada Daawada) Waa cilmi lagu barto waxtarka waxyeelada isticmaalka iyo qiyaasta daawada.Erayga pharmacolgy, waxa uu ka kooban yahay labo eray oo kala ah:1. Pharmaco: uu micnihiisu yahay daawo.2. logy: uu micnihiisu yahay barasho.Asal ahaan erayga pharmacology waa eray afka giriiga ah waxaana loo aqoon jiray pharmacon oo micnihiisu yahay daawo.Drug: erayga drug waa eray

BARASHADA DAAWADA PDF Read More »

KALKAALIYE PDF

Kalkaaliye (Nurse) Nurse ama kalkaaliye waa qof katirsan habdhiska caafimaadka waxa eyna shaqadiisu tahay kor uqaadista caafimaadka, ka hortagga cudurrada, wacyigalinta bulshada (community orientation) daaweeynta iyo xaanaaneeynta bukaanka.Waxaa jira nuucyo badan oo kalkaaliye ah waxaana ugu caansan: Registred nurse (RN): waa qof wata heer waxbarasho waxa uuna ka warqabaa lana tacalaa bukaanka, waxa uuna wacyigalin

KALKAALIYE PDF Read More »

CILMIGA NAFAQADA PDF

CILMIGA NAFAQADA Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisa, sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka

CILMIGA NAFAQADA PDF Read More »

FURAHA CAAFIMAADKA PDF

WAA MAXAY CAAFIMAAD? Caafimaadku waa xaalad dhameystiran, xaga maskaxda, muqaalka iyo nashaadka wanaagsan ee ma’ahan in uu cudur kaa maqanyahay oo kaliya.Ujeedooyinka loo baranaayo cilmiga caafimaadka waxaa kamid ah:1. Kawar qabida xaalada cafimaadka jirkaaga.2. Ka fogaashaha waxyaabaha keena cudurada I.W.M.3. Ka haqabtirka baahida ay bulshada u qabto xaga caafimaad. Shuruudaha u degsan qofka baranaayo cilmiga

FURAHA CAAFIMAADKA PDF Read More »

Shopping Basket