Cilmiye Books

SALAAD BAA IDHAAFTAY PDF

SALAAD BAA IDHAAFTAY! Waagaynu dhallaanka ahayn, waxa dhaqan ahayd in ay dadka waaweyni inna faraan salaadaha. Amarkooga ayaynu duuduub ku qaadanjirnay, masaajidkana waa aynu tegijirnay; si aynu u soo tukanno. Waxa aynu ogaan jirnay in ay culus tahay salaaddu, farahana waa aynu ka qaadijirnay. Waxa aynu maqli jirnay wadaad ka hadlaya mudnaanta salaadda iyo balaayada […]

SALAAD BAA IDHAAFTAY PDF Read More »

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga “Dhambaallada Quraanka” waa buug xambaarsan farriimo xeel dheer oo qoraagu uu ka dheegay Kitaabka Quraanka ah, waxana uu si toos ah ula hadlayaa qof kasta oo dhugta, isla jeerkaasna waxa uu tibaaxayaa casharro nololeed oo anfacaya nafta iyo bulshada labadaba. Buuggu ma aha tafsiir aayadaha Quraanka ah micnaynaya sidii aynu ku naqaannay

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF Read More »

SIIRADII RASUULKA PDF

SIIRADII RASUULKA (S.C.W) Waxaan ka waramaynaa Rasuulkii Eebe, Adoonkii wanaagsanaa uguna khayrka badnaa Basharka, waa Sayidka awlaada Nabi Aadam, waa ruuxa loogu jecelyahay ee Cimrigiisa Eebe ku dhaartay, waa shakhsiga uu Eebaha Koonka abuuray, Malaa’iktiisa iyo in badan oo dadka ka mid ah ay ku Salliyaan, waa shakhsiga iska leh Shafaacada, waa raxmadii Eebe ugu

SIIRADII RASUULKA PDF Read More »

QISOOYINKA NABIYADA PDF

HORDHACA BUUGA Buugan wuxuu ka hadli doonaa ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan.Allaah Subxaanahu watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri: ( لَقَدْ كَانَ فِي

QISOOYINKA NABIYADA PDF Read More »

QADDARTA ALLE PDF

HORDHACA BUUGA Markii aan buuggaan akhriyay ayaan jawaabo u helay dhammaan su’aalihii uu maankaygu isoo hordhigayay oo ku saabsanaa qaddarta Alle iyo doorashada xorta. Markii aan garaystay in aan kaga baxay wareerkii iyo fahan waagii qaddarta iga haystay, ayaan go’aansaday in aan turjumo si dad badan oo af Soomaaliga wax ku akhriya uga faaiidaan. Waxaa

QADDARTA ALLE PDF Read More »

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Siicada oo qiyaastii inka badan kun sano ka jirey dunida muslimka, meelo badan oo ka mid ahna ku laheyd dad raacsan oo caqiidadooda rumeysan, taariiqda islaamkana raad ku yeelatay oo xilliyada qaarkoodna dunida muslimka meelo ka mid ah xukumayey, ayaa maanta Waxaa aad usoo muuqdey iney si xawli ah u dardar galiyeen fidinta

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE) Read More »

SIRTA GUUSHA PDF

BUUGGA SIRTA GUUSHA Buuggan Cutubkiisa koowaad: Wuxuu ku saabsan yahay barashada guusha, aragtiyada kala duwan ee ku aaddan macnaha iyo qeexitaanka guusha. Halka cutubka labaad: uu la xiriiro xeerarka kala duwan ee guusha. Cutubka saddexaad: Wuxuu tilmaamayaa muhiimadda ay leedahay in uu qofka ka fikiro guusha iyo gaaristeeda. Halka cutubka afaraad: uu khuseeyo mid ka

SIRTA GUUSHA PDF Read More »

Shopping Basket