Cilmiye Books

YAA QAATAY BURCADKEYGII PDF

HORDHACA BUUGA Yaa Qaatay Burcadkaygii? waa sheeko ku saabsan isbaddal ka dhacay Xero luuq-luuq leh gudaheed waxaa jiray afar noole oo laysu madaddaalinayo laguna raadinayo “Burcad”. burcadka waxaa lagu matalayaa wixii aan rabno in aan haysanno nolosheenna haddii ay ahaan lahayd shaqo, xidhiidh, lacag, guri wayn, xorriyad, caafimaad, magac, ruux xasilan ama xataa waxqa badka […]

YAA QAATAY BURCADKEYGII PDF Read More »

AABE QANI AABE FAQIIR PDF

RICH DAD POOR DAD SOMALI Buugga AABE QANI AABE FAQIIR waa tarjumida buugga Rich Dad Poor Dad oo uu qoray 1997 Qorraagga Robert Kiyosaki, Buugga wuxuu u olaleynayaa muhiimada ay leedahay waxbarashada dhaqaale, iyo xornimada lacageed, iyo sidoo kale dhisida qaninimada iyadoo la maalgashanayo hantida shaqsiyadeed hadii ay noqon laheyd lacag, maskax iyo tamarta jirka.

AABE QANI AABE FAQIIR PDF Read More »

FAKAR OO HODAN NOQO PDF

THINK AND GROW RICH somali Buuga Fakar Oo Hodan Noqo, wuxuu ka kooban yahay 308 page, sidoo kale waa 15 cutub, cutub kastaa wuxuu ka hadlayaa mawduuc gooniya, waa buug aad u cajiib badan oo ku baraya sidii aad naftaada u horumarin lahayd, waa buugii iigu wakhtiga dheeraa waayo cutub walba xog aad u badan

FAKAR OO HODAN NOQO PDF Read More »

BUUGGA HIBADA PDF

THE LITTLE BOOK OF TALENT SOMALI Buugga Yar ee Hibada waa buug yar oo kaa cawinaaya in aad hormarisid xirfaddaada, xirfadda caruurtaada, ururkaada ama ganacsigaada. Waa buug ay fududahay in waqti yar lagu akhriyo, waaxaana ku qoran qaabab la hubiyey laguna tijaabiyey goobaha tababarka iyo shaqooyinka kuwaas oo lagu hormariyo xirfadaha. Buugaan waa miraha kaso

BUUGGA HIBADA PDF Read More »

200 CILMI BAADHIS PDF

HORDHACA BUUGA Waxaan u mahad naqayaa ilaahay oo ii fududeeyey inaan qoro buugan mahad aan la soo koobi karin. Waxaan buugan u qorey si ay uga faa’ideystaan dhalinyarada soomaaliyeed iyo weliba dadka waaweyn, sidoo kale waxaan u qorey buugan ku dhiirigelin aan ku dhiirigelinayo ardeyda, macalimiinta, jaamacadaha, college-yada, dhakhaatiirta iney sameeyaan daraasado bulshada waxtaraya maadaama

200 CILMI BAADHIS PDF Read More »

DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF

WAA MAXAY GANACSI? Ganacsigu waa nidaam dhaqaalle oo meesha allaabta iyo adeegyadda wax lagu badelo mid kale ama lacag.Ganacsiga caalamka ka jira waa sadax nuuc:1. Ganacsi hal qof uu leeyahay.Ganacsiga noocaan oo kale ah waxaa iska leh hal qof oo kali ah, Qofka noocaan oo kale ayaa wax walbo oo ganacsigaas rasaamaal u ah iska

DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF Read More »

FURAHA GANACSIGA PDF

BUUGA FURAHA GANACSIGA Buuggaan waxa uu muuqaal fiican ka bixinayaa bilaabista, kobcinta iyo badbaadinta ganacsiga, kuna qoran Af-Soomaali, una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:– Muuqaal fiican kaa siinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horumariyo, looguna badalo ganacsi shaqaynaya.– Si fiican kaaga haqabtiraya sidaad ku xulan lahayd ganacsi samayn kara koboc iyo faa’iido fiican, iskana caabin

FURAHA GANACSIGA PDF Read More »

100 FIKRADO MAALGELIN (FREE)

HORDHACA BUUGA Dadka soomaaliyeed waxee u badan yihiin dad hal abuur leh oo mar walba la imaado fikrado ganacsi laakinse fikradahooda ganacsi meel kuma qortaan ama baaritaan dheeri ah kuma suubiyaan marwalba. Xitaa hadii eey baaritaan dheeri ah suubiyaan kuma guuleestaan in eey hirgaliyaan fikradahooda ganacsi. Waayahaan danbe suuqa aad iyo aad ayuu isku badalay

100 FIKRADO MAALGELIN (FREE) Read More »

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggan waxa uu xambaar sanyahay xog badan oo isugu jirta taariiqda iyo juquraafiga dalka, iyo dhacdooyin muhiim ah oo ka dhacay dalka, waxa uu ka koobanyahay saddex cutub:Cutubka koowaad: waa juquraafiga dalka.Cutubka labaad: taariiq ka hor 1960.Cutubka saddaxaad : taariiq 1960kii ka dib.Waxaan rajaynayaa in uu qayb weyn ka ciyaaro ilaalinta iyo faafinta

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF Read More »

Shopping Basket