Cilmiye Books

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA PDF

Dhaliisha Dhaqanka Soomalida PDF Ummadda Soomaaliyeed waxay kamid tahay ummadadaha aduunka ugu hooseeya marka laga eego dhinac walba, dhinaca dhaqaalaha, cadaaladda, caafimaadka, waxbarashada, shaqo abuurka, nabada, nadaafada, difaaca, dhismaha, wadooyinka, wax soosaarka, iwm. Halkan waxaan ku xusayaa baadhitaano la sameeyey oo cadaynaya kaalinta aynu aduunka kaga jirno:1. Human Development Index: is bar-bardhig lagu qiimeeyey 130 […]

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA PDF Read More »

KALA-MAAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Shirkii Landhan ee Soomaaliya ee 2012kii, beesha caalamku waxa ay Soomaaliland iyo Soomaaliya u soo jeedisay in ay wadahadlaan si ay u caddeeyaan xidhiidhkooda mustaqbalku sida uu noqonayo, iyaga oo ballan qaaday in ay taageero ka geysan doonaan qabsoomidda wadahadalladaas. Qodobka 6aad ee warmurtiyeedka oo ka tirsanaa qaybta siyaasadda waxa uu u dhignaa

KALA-MAAN (FREE) Read More »

SAXARLA SHEEKO PDF

SAXARLA (SHEEKO) PDF Buuggaan la magac baxay Saxarla wuxuu ka kooban yahay 466 bogg. Saxarla waa buug sheekadiisa aanad marna ka xiiso go’aynin. Waa buug si cilmiyaysan oo far shaxanimo dheeri ah ka muuqato mu’alifka qisada sameeyey isugu duba riday. Haddaad u kacdo aqriska buugga Saxarla si fudud u dhigi kari maysid, illaa dhammaadkana ka

SAXARLA SHEEKO PDF Read More »

WEHEL JACEYL (FREE)

Qisada Jaceyl ee Axmed iyo Deeqo. Wiil yo gabadh wax wada barta, duruustana meel ka wada daalacda, ayaa isla bilaabay jacayl biyo-kama- dhibcaan ah. Waxa uu degay beerka, wadnaha iyo meel kasta oo loo nisbeeyo in uu jacaylku masallaha dhigto. Inta uu ku dhex bulaalay ayaa uu ku laba qarxay. Dareen kalgacal xambaarsan ayaa ay

WEHEL JACEYL (FREE) Read More »

XULASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga Xulashada Guurka muhiimadda ugu weyn ee laga leeyahay waa in dhallinta guurdoonka ahi ay helaan meel ka kaalmeysa hanuunka & hogaansanka laxiriira gaarista nolosha wanaagsan ee guurkooda mustaqbalka & hagaajinta hankooda Insha Allaah. Sabababaha keenay in buuggaan Guryosamo diyaariso waa dhibaatooyinka dhallinta guurdoonka ah ka haysata ku hagidda helitaanka qof qiimo badan

XULASHADA GUURKA PDF Read More »

RAAXADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA QAAR KAMID AH TUSMADA BUUGA 1- FAA’IDOOYINKA GUURKA.2- CAQABADAHA GUURKA.3- GACAL DOORASHADA.4- ISKA EEG INANTA INTAADAN GUURSAN.5- RAG MAXAA LAGU RAACAA?6- AQAL GALKA.7- DAREENKA GABADHA HABEENKA AQAL GALKA.8- BEKRA- JEBINTA.9- XUUBKA BEKRADA.10- BISHA MALABKA.11- GALMADA.12- QAABABKA GALMADA.13- FAA’IDOOYIKA GALMADA.14- GALMADA UURKA DABADIIS.15- GALMADA DHALMADA DABADEED.16- DHIIGA NIFAASKA.17- WAAJIBAADKA NINKA.18- WAAJIBAADKA NAAGTA.19- DHAQAN MAAL-MEEDKA

RAAXADA GUURKA PDF Read More »

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF

HORDHACA BUUGA Cinwaanka buugga, “Garaadso Intaadan Guursan”, dad qaar waxay is way diinayaan in buugga kali ah loo qoray inta aan weli guursan. Buuggu wuxuu ka koobanyahay labo qaybood: Qaybta koowaad waxay ku saabsantahay doorashada hore iyo nolosha guurka ka horraysa. Qaybta labaadna waxay ku saabsantahay nolosha guurka iyo waayaha ku xeeran. Taa macnaheedu waxa

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF Read More »

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »

KU RAAXEYSO NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA Miyaad faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay, nolosha aad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? Haddaba, kaalay oo ila fuul doonta “Ku Raaxaysiga Nolosha”, doontaas oo kaa qaadi doonta halka aad maanta taagan tahay, kuna gayn doonta jasiirad aad u qurux badan oo ay naftaadu raalli ku tahay. Waxaan aad ugu

KU RAAXEYSO NOLOSHAADA PDF Read More »

DAAWADA MURUGADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? waxaan filayaa inaad ciriiri dareemayso, waxaan filayaa in aad garan la’dahay waxaad samayso. Hadaba Iga Fur albaabka, waxaan ahay Farxad. Farxaddu waxay garaacaysaa albaabbada qalbiyadeenna maalin walba, waxayna naga sugeysaa inaan uga furno rajo wanaagsan

DAAWADA MURUGADA (FREE) Read More »

Shopping Basket