Cilmiye Books

FAGAARA KA HADALKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugani waa buug ka hadlaya “FAGAARA KA HADALKA”, oo ah sida dad looga hor hadlo ama waxa afka qalaad lagu yidhaahdo (Public Speaking). Markii aan arkay baahida baaxada eh ee ardayda wadanku ama dhalinyaraduba u qabaan cilmigaa ayaan jeclaystay inaan buugan ka qoro, waliba anigoo u fudaydiyey oo uu qof kastaa ku heli […]

FAGAARA KA HADALKA PDF Read More »

NOQO QORAA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan magaciisu waa (Noqo Qoraa) Waxaanna ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhallinyaro ka wal walsan arrimaha qorista buugga, iyo sida ay usoo bandhiggan lahaayeen hal abuurka ay leeyihiin, sidoo kale i waydiinaya sida looga guulaysto caqabadaha ku hareereysan dhanka buug qorista, maadaamaa aniga aan qibrad dheeri u leeyahay arrimahaas, intaas kadib waxaan

NOQO QORAA PDF Read More »

NUUN PDF

BUUGA NUUN (QALIN IYO QORAALKII) Waa buug waqti, maskax igo dadaal badanba uu geliyay, sannaddo badanna ururintiisu socotay. Waa Nuun oo qalinka hal-abuurkiisa iyo wanaajintiisa iyo kor u qaadista shaqsiyadda qoraannimada iyo aqoonta afka dhigaalkiisa la xiriirtaba lagu dhiteeyay. In badan oo buuggan ka mid ahi waxay ku saabsan tahay anshaxa. Qoraalka wanaagsan kuma koobna

NUUN PDF Read More »

MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waa buug koobsanaya gabood falada iyo xero ka waydaarinta dadka muslimiinta iyo dadka somalidaba lala damacsan yahay ee ay ku hawlan yihiin reer galbeedku. Sheekada buuggan ku qoran ma aha mid ka hadlaysa naftayda iyo qof kale toonna, waase humaagyo rumaad ku tusaya dunida qarsoon ee aad ku dhex nooshahay. Jilaha buuggu

MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF Read More »

CILMI NAFSI PDF

WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid

CILMI NAFSI PDF Read More »

AWOODA CAQLIGA DAAHSOON PDF

HORDHACA BUUGA Waxa kugu dhex duugan awood dahsoon.. Awood aan la dhayalsan karin taas oo kuu horseedaysa isbeddel nololeed marka aad barato sida ugu wanaagsan ee loo adeegsado. Awooddaasina waa caqligaaga dahsoon.Dadka badankiisu ma garanayaan awoodda caqligooda dahsoon sababtuna waa in aanay fahmin waxa uu yahay iyo sida uu u shaqeeyo caqliga dahsooni. Waxa laga

AWOODA CAQLIGA DAAHSOON PDF Read More »

999 XIKMADOOD PDF

20 Xikmadood oo aan idin Soo xulay. 1. Naftaadu waa markabkaaga, oo hadii aad adigu fuushana waad badbaadaysaa, Laakiin hadii ay iyadu ku fuushane waad halaagsameysaa.2. Dadku waa ay isbedel badan yihiin ee qiimahaaga haka dhex raadin wejiyada dadka.3. Waxaan soo guuldareystay marar badan taasina waa sawabta aan u guuleystay.4. Hadii aanad qorsheysan nolosha adiga

999 XIKMADOOD PDF Read More »

MAAREYNTA WAQTIGA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waxuu ka hadlaayaa waqtiga uu (Allaah Subxaanahu Wa tacaalaa) noogu deeqay qiimaha uu ku fadhiyo , oo ah mid muhiim ah lana doonayo qof kasta inuu ka faa’ideesyto waqtiga sida ugu wanaagsan, Asagoo is barbar dhigayo waqtiga uu haaysto & howlaha hor yaalo. Waxyaabaha igu riixay inaan qoro kitaab kaan waxaa ka

MAAREYNTA WAQTIGA PDF Read More »

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF

WAQTIGADA MAALGASHO Noloshu waa mid gaaban waqtiguna waa mid kooban. Hadii aynaan waqtigena wax macno leh ku qaadanin waxan dareemidoona shalay iyo is ciilkaabin.Waqtigeena inaanu maalgashano wexey nagu hogaamin doontaa hormar iyo harusocod. Waqtigada maalgasho oo la imaw waxqabad wanaagsan, waxaad guran doontaa miro aad jecleysan doonto Sida nolol qurux badan, lacag iyo saxiibo ku

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF Read More »

BUUGA XAKAME PDF

HORDHACA BUUGA In badan ma ku hammisay in aad samaysid isbeddal nololeed oo ka duwan kana qiime iyo qaaye wayn nolosha aad hadda ku nooshahay? In badan ma ku riyootay adiga oo ka dhabeeyay himmigaagi iyo hiigsigaagi aad muddo dheer naawilaysay in aad maalin uun gaari doontid? Ma aragtay oo ma kuu sawirmay hummaagga kobtii

BUUGA XAKAME PDF Read More »

Shopping Basket