Cilmiye Books

MAAREE NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA MAAREE NOLOSHAADA (SOMALI) Waxaa laga yaabaa inaad mararka qaarkood dareento in noloshaadu u socoto si kaduwan sida aad jeceshahay. Marka aad dib u eegto sanadihii cimirigaaga ka tagay waxaad dareentaa inaadan gaadhin meeshii aad rabtay inaad gaadho. Waxaad eegtaa mustaqbalka waxaanad ilaahay baridaa inuu kugu galadaysto awood iyo tamar aad ku samayso wixii […]

MAAREE NOLOSHAADA PDF Read More »

HOGAAMI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Akhriste ogsoonow in aad Maanta gacantaada ku hayso oo aad akhrinayso dhigane loogu wan qallay HOGGAAMI NAFTAADA. Waana mid kuu buuxin doona galdaloolooyinka badan ee aad nolosha in badan u raadinaysay xal, iyo inaad wax ka ogaatid waayahaaga nololeed. Akhriste waxa laga yabaa in ay maskaxdaada wax badan ka dhex guuxayaan. Sheeko xikmad

HOGAAMI NAFTAADA PDF Read More »

HORMARI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan waa buug kooban kana hadlaayo sida aad guul ugu gaari laheed nolosha. waxa uu kugu hagayaa buugan wadooyin sax ah hadii aad raacdana aad dheefi doontid. In aad hormarto amaba aad dib u dhacdo waxaa u sabab ah marwalba sida aad adiga u qorsheysato, habka aad u noolaan laheed. Mararka qaaar waa

HORMARI NAFTAADA PDF Read More »

KOBCI XASUUSTAADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buuggaan waxaad ku baraneysaa qaabka xasuusta balaaran ee Alle ku siiyay u adeygsan leheyd, taas oo dhibaato aad u balaaran ku heysa dad fara badan, sababtana mafahamsano luqada saxda ah ee caqliga loo isticmaalo marka wax la xifdinayo, ama qaabka ugu sahlan oo culuumta kala duwan aan uga faa’iideesan karno, baaritaano dhaadheer oo

KOBCI XASUUSTAADA (FREE) Read More »

IS DHEXGALKA AQOONTA (FREE)

IS DHEX GALKA AQOONTA Weedhan waxa loola jeedaa in qaabka ay maanta aqoontu u kala taallo ee ay u kala edagaysan tahay, laga badalo oo la isku dhafo. Tusaale: Jaamacadaha waxa lagu dhigtaa kulliyado kala duwan oo mid walba uu ardaygu ku qaato muddo dheer oo aan u dhigmin xogta kooban ee uu aqoonta ka

IS DHEXGALKA AQOONTA (FREE) Read More »

IFIYAHA NOLASHA (FREE)

EREYO DHIIRIGELIN AH – iimaanku wuxuu tagsiyaa muragada iyo dhibta waana il qabowsiga muwaxidiinta (kuwa alla kaliyeelay).– Wixii tagay way tageen haka fikirin waxa dhamaaday ee tagay.– Hadaad waa bariisato ha sugin galabaysi, ku kulmi hamigaaga hagaajinta maalintaada.– Ka tag waxa mustaqbalka imaanaya ilaa uu ka yimaado, ha danaynin Beri maxaa yeelay hadaad maanta wanaajiso

IFIYAHA NOLASHA (FREE) Read More »

JIMICSIGA JIRKA (FREE)

Faa’idada Jimicsiga Jidhku waa qaybta ugu muhiimsan ee aadamaha iyo noloshiisa kaas oo mudan ilaalin iyo ka war hayn joogta ah, si looga hor tago waxyaalaha uu qofku isku sababi karo inay gaadhaan. Hadaba adiga iyo aniguba waynu jecelanay inaynu helno jidh caafimaad qaba oo tayo leh bilicina ku lamaan tahay, si aad jidhkaa qurux

JIMICSIGA JIRKA (FREE) Read More »

HAGAHA ARDAYGA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugan oo ah buuggii ugu horeeyay ee noociisa ah ee afka soomaaliga ah lagu qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Baahida ardayga sanadka 1-aad ee jaamacadda uu uqabo garab iyo latalin daacad ah.– Cabsida iyo walwalka ardayga uu ku nool yahay sanadka 1-aad ee jaamacadda oo badankeed ah wax

HAGAHA ARDAYGA (FREE) Read More »

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugga ardayga wanaagsan waa buug aad ukooban lakiinse micno wayn xanbaarsan, meel dheerna ardayga wax ka tusaya, buuggan waxaan ugu talagalay inay ka faa’idaystaan ardayda waxbarashada heerka sarre, sida kuwa dugsiyada sare iyo kuwa jaamacadaha dhigta, si ay uga dheeh daan macluumaad badan oo ku saabsan sidii ay ku hor marin lahaayeen naftooda,

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE) Read More »

KASBO QULUUBTOODA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buug yarahan waxa uu si kooban oo qoto dheer uga hadlayaa cilmiga fagaare ka hadalka iyo waxyaabaha aasaasiyaadka u ah, sida khudabadaha iyo noocyadooda, inta loo qaybiyo iyo waliba waxyaabaha ay tahay in uu iska ilaaliyo madal ka hadluhu/ hadal soo jeediyuhu. Faa’iidooyinka Barashada Fagaare Ka Hadalka ❖ In ay kobacdo awoodda aqooneed

KASBO QULUUBTOODA (FREE) Read More »

Shopping Basket