Cilmiye Books

NOLOL IYO NASTEEXO (FREE)

SIDEE CARQALADAHA LOOGA GUDBI KARAA? Dhammaanteen waxaynu la tacaalaynaa inta aynu nool nahay oo dhan waa carqalad nolosheena ku jirta, oo hadba markaynu mid ka gudubno aynu u gudbayno tu kale; midba midka ka danbaysa ayay inoo sii diyaarinaysaa Isbedelka aad rabto in aad samayso. mararka qaar waqti badan ayuu kugu qaata, halka dadka qaar […]

NOLOL IYO NASTEEXO (FREE) Read More »

U HIILI NAFTAADA (FREE)

Talaabooyin lagu dhisi karo kalsoonida nafta 1. Xakamee oo xadid gacantana ku hay naftaada: ha noqon qof ku ad adag dadka kale, naftaada ahoow mid u naxariis badan oo jecel, qor oo tax waxyaabo aad ku wanaagsantahay oo aad leedahay ama se tayo shaqsiyadeed oo aad leedahay deetana aamin oo ku qanac.2. Ha Noqon Mid

U HIILI NAFTAADA (FREE) Read More »

WAAD AWOODAA (FREE)

WAAD AWOODAA Hawl ayaad rabtaa inaad qabato waanay kugu adkaatey qabashadeedu, waxa ku dhiiri geliyana ma haysid, maxaad samayn lahayd? Noqo indheer garad, xalku waaba intaas. Cibaado ayaad rabtaa inaad samaysid sida soonka oo kale, dabadeedna waxa kugu batey saacadaha aad qatanaan doontid…. milicso qiyaamaha iyo dhibaatooyinkiisa iyo abaal marinta fiican ee aad ku heli

WAAD AWOODAA (FREE) Read More »

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE)

FURAHA KOOWAAD Dhaqaajiye (Motivation) Ma igu waafaqsantahay haddii aynaan niyad u haynin shaqada in aynaan qaban karayn?Inuun ma garanaysaa ruux shaqo fiican haystay, lacag fiicana qaadan jiray, hadana shaqadii iskaga tagay, maxaa yeelay jacayl iyo niyad ayuu u waayay. Marka aad niyad bir ah u hayso shaqada waxaad u helaysaa xamaasad iyo karti aad ku

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE) Read More »

WAA MAXAY GUUSHA DHABTA (FREE)

WAA MAXAY GUUSHA? Guushu Waa Helida dhamaan Waxaad Ka Doonayso Nolosha Amase Fulinta Qorshihii Aad Hore U Dajisatay, Islamar Ahaantaana Guushu Waa Adoo Kaca Aroortii Adoo Dareemaya Farxad Oon Aan Dareemayn Cidhiidhi Iyo Diiqad.Guusha Waa Wax La Is Barbar Dhigi Karo (Relative) Qof Walba Siduu U Dareemo Ayuu U Arkaa Macnaha Guusha Amase Haddaan Sikale

WAA MAXAY GUUSHA DHABTA (FREE) Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

100 DUCO (FREE)

100 DUCO (AF-CARABI) Kitaabkan wuxuu ku qoran yahay luqada Carabiga Waxaadna ka heleysaan 100 Duco oo Kitaabka Qur’aanka iyo Sunada Nabiga (S.C.W) kusoo Aroortay.Ducadu waa cibaado, waana laf dhabarta cibaadada, waana astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan, ducada waa lagu baahi baxaa, Allena (Subxaanahu Watacaalaa) wuxu yidhi: “I barya waan idinka

100 DUCO (FREE) Read More »

KITAABKA IIMAANKA (FREE)

HORDHACA KITAABKA Kitaabkaan waa kitaab iimaankaaga kobcinaya waxaa soo diyaariyey walaalkeena Haadi Hassan Ahmed waa kitaab aad ka heleysid xadiisyo badan oo weliba af-soomaali ku fisiran. Kitaabkaan oo dhameystiran:Waa: 30 PageSize: 300 KB SOO DEGSO

KITAABKA IIMAANKA (FREE) Read More »

50 XADIIS SOMALI (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan

50 XADIIS SOMALI (FREE) Read More »

Shopping Basket