WAAD RIYOOTEE RUNTU WAA MAXAY (FREE)
HORDHACA BUUGA Buuggan “Waad riyootaye, runtu waa maxay?”Sida uu Ilaahay u abuuray soo jeedka ayuu hurdadana u abuuray.Arrimo ayuu Ilaahay qofka ku tusaa hurdadiisa, si iyaga oo dhacdooyin ah uu ugu arko soojeedka. Arrinta ugu weynee riyooyinku ay faa’iidaynayaan ayaa ah in dadka loo sheego waxyaabaha ay uga baahan yihiin nolol maalmeedkooda, gaar ahaan nebiyada […]
WAAD RIYOOTEE RUNTU WAA MAXAY (FREE) Read More »









