Cilmiye Books

40 MAALIN CIBAADO PDF

HORDHAC Buuggan waxaa loogu talagalay inuu kuu fududeeyo inaad ku tababarto cibaadooyin muhiim ah muddo 40 maalmood ah. Ujeeddadeennu waa inaan kuu dhisno caadooyin adag oo joogto ah, kuwaas oo ka dhigaya cibaadada qayb ka mid ah noloshaada maalinlaha ah, si dabiici ah oo fudud. Buugan wuxuu leeyahay jadwal la tick-saarayo oo kuu fududaynaya inaad […]

40 MAALIN CIBAADO PDF Read More »

MAGAALADA JACAYLKA PDF

HORDHAC Buugan Magaalada Jacaylka waa sheeko jacayl dhex martay labo qof oo si xad dhaaf ah isku jeclaa laakiin si kedis ah qilaaf dhexdooda ka dhex-dhacay awgii xiriirkooda u burburay. Runtii waa Sheeko Jacayl aadan aqrintiisa ka caajiseen. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 174 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

MAGAALADA JACAYLKA PDF Read More »

WAXAAN AHAY ADOONKAAGA PDF

HORDHAC Waxaan ahaa kaligey, balse Allaah ayaa iga dhigay ruux malaayiin qof hortooda ka hadla.Waxaan ahaa mid murugeysan, balse Allaah ayaa iga dhigay mid qalbiyada dadka daweynaya.Waxaan ahaa mid nasiib daran, balse Allaah ayaa igu ciseeyay daacadadiisa.Waxaan ahaa faqiir, balse Allaah.Naxariistiisa hodan iiga dhigay.Ilaahaygoow, waxaan ahay cumar oo aad taqaanay, laakiin ma ihi cumar ee

WAXAAN AHAY ADOONKAAGA PDF Read More »

HAL KAGA DAYO PDF

HORDHAC Dhammaan dadka dunida ku nooli waxay leeyihiin damac, waxayna jecel yihiin in ay gaadhaan darajo sare, kana duwanaadaan dadka intiisa kale.Buuggan Hal Kaga Dayo waxa uu ku siinayaa talooyin iyo tusaalayaal, wuxuuna kugu dhiiri gelinayaa in aad awoodi karto in aad noqoto qofka aad rabtid in aad noqotid iyo in aad gaadhi kartid meesha

HAL KAGA DAYO PDF Read More »

KA FOGAANSHAHA CAADOOYINKA XUN PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu diiradda saarayaa muhiimadda ay leedahay ka takhalusidda caadooyinka xun-xun, waana muhiim in la fahmo in caadooyinka xun-xun aysan kaliya saameyn ku yeelan noloshaada hadda, balse sidoo kale ay saameyn doonaan mustaqbalkaaga.buuggan waxa uu akhristayaasha ku dhiirrigelinayaa inay qaadaan tallaabooyin wax ku ool ah si ay ula wareegaan noloshooda, kana fogaadaan waxyaabaha waxyeellada

KA FOGAANSHAHA CAADOOYINKA XUN PDF Read More »

COLAAD (FREE)

HORDHAC Colaaddu waa cudur dilaa ah oo galaafta nafaha, burburiya qoysaska, aafeeya bulshooyinka, curyaamiya oo wiiqiya horumarka, una horseeda dadka dhibbaato aan dhammaad lahayn. Qisadan (Colaad), waa qiso muujinaysa sida aafada colaaddu u gashay bulshadeenna, ugana dhigtay jiilal badan kuwo aan haysan fursad ay kaga baxaan raadkeedan xun.Sheekadu waxay dareensiinaysaa akhristaha xanuunka iyo cadaabta ay

COLAAD (FREE) Read More »

RAGGA OO KELIYA PDF

HORDHAC Buuggan raga oo kaliya waa buug uu qoray Dr. Ad’ham Sharqaawi kaasi oo uu turjumay qoraa Cabdixakiim Obsiiye waana buug ka waramaya xeerarka la dhaqanka dumarka. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 190 PagesLacagta: $3 HADA IIBSO|BUY NOW

RAGGA OO KELIYA PDF Read More »

QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF

HORDHAC Qofku waa sida uu u fekero, Haddii aad wanaag, barwaaqo iyo nabad ku fakartid, waxa aad ku noolaaneysaa nolol raaxo iyo deggenaan leh haddii aad xumaan iyo dhib ku fakartidna waxa aad ku noolaaneysaa nolol liidata oo hooseysa. Ma dhacayso in aad baraaro iyo farxad gaartid hadii aadan maskaxdaada ku beerin aragtiyo baraare leh.

QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF Read More »

30 MAALIN RAMADAAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Ramadan waa bil barakeysan oo qof walba uu heli karo fursad uu Alle ugu dhawaado. Waa waqti cibaado, is-bedel nafsi ah, iyo dib u eegis noloshaada ah. Si aad uga faa’iidaysato, waxaad u baahan tahay qorshe iyo niyad-sami. Haddii aad si wanaagsan u qorsheysato, waxaad heli doontaa Ramadan aad ku xasuusan doonto sida

30 MAALIN RAMADAAN (FREE) Read More »

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF

Sidee Cryptocurrency U Shaqeesaa? Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology, iyadoo aan loo baahnayn hay’ad dhexe sida bangi ama dowlad si loo maamulo ama loo xakameeyo. Cryptocurrencies sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwo kale, waxay isticmaalaan habab casri ah oo loo yaqaan cryptography si loo xaqiijiyo transactions (macaamilo) iyo si loo sugo

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF Read More »

Shopping Basket