Cilmiye Books

SIRTA ILXAADKA (FREE)

ILXAADKA AMA ALLADIIDKA Soomaalida waa bulsho ku caan baxday islaamnimada iyo in aysan rumeysneen ama ka jirin diin aan islaamka aheyn, waxa ay ahayd bulsho ku ad adag ku faanida iyo sheegashada lahaanshaha islaamka diin ahaan, iyo iney ka mid tahay bulshooyinka yar ee dunida ka jira laguna tiriyo inay 100% muslim yihiin. inkastoo ay […]

SIRTA ILXAADKA (FREE) Read More »

RIBADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Micnaha ribada Ribada macnaheedu luuqad ahaan waa siyaado (dulsaar). koritaanka ama kor ahaanta ama sareynta. Ribadu waa ziyaado wax lagu kala ziyaadsado marka wax lakala amaahdo, iibsado, ama lakala badalanayo. Sharci ahaana waa ziyaado (dulsaar) waxyaabo gaar ah, sida amaahda iyo laba shey laysku badalanayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala

RIBADA (FREE) Read More »

ANIGU WAXAAN AHAY ADIGA (FREE)

Billowgii Sheekada waxaan ahaa qof bilaa hadaf ah, nolol maalmeedkaygu waxa uu ka koobnaa in aan wax cuno, seexdo, tooso, wakhtiga aan wax dhiganayo in aan dhigto waqtiyadayda kallana asxaabtayda aan iskalla qaato, mar aan telephone kala hadlo iyo mar aan si toosa uwada joognoba, ma moodayn haddana in ay wax iga dhiman yihiin. Waxaan

ANIGU WAXAAN AHAY ADIGA (FREE) Read More »

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE)

HORDHAC Maqaalkan hoos ku qoran waxa uu ka warramayaa waxa qaabeeya qofnimada aadamaha, iyo marxaladaha maskaxeed ee uu maro qofku inta uu korayo. Sida aynu wada ognahay shaqada ay maskaxda aadamuhu qabato waxa ay culimada kasmo nafeedku u qeybiyaan saddex qaybood. 1- Thoughts ” Afkaar “2- Emotions ” Dareen “3- Behaviors ” Dhaqamo” Saddexdaa shaqo

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE) Read More »

ISKU FILNAASHO (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.– Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.– Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan

ISKU FILNAASHO (FREE) Read More »

Shopping Basket