Cilmiye Books

WAA MAXAY SIYAASADA AFRIKA PDF

HORDHAC Buugani waxa uu ujeedadiisu tahay in uu sahmiyo siyaasadda Afrika isagoo eegaya dhinacyada taariikhiga ah, jilayaasha siyaasadda, iyo caqabadaha soo wajaha. Qaaraddu waxay wajahaysaa qarnigii kow iyo labaatanaad. Waxaan sidoo kale ka hadli doonaa doorka ay ka ciyaaraan quwadaha caalamiga ah ee qaabeynta siyaasadda Afrika. Iyo xiriirka gobolka ee ka dhexeeya wadamada Afrika laftooda. […]

WAA MAXAY SIYAASADA AFRIKA PDF Read More »

SIDA LOO MAAREEYO WAKHTIGA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu bixinayaa talooyin waxtar leh oo ku saabsan maareynta waqtiga, isagoo diiradda saarayaa farsamooyin sida Pomodoro iyo Time Blocking. Ujeedada ugu weyn ee buuggan waa in la dhiso faham qoto dheer oo ku saabsan maareynta waqtiga, si akhristayaashu ay u noqdaan kuwo ka faa’iidaysta waqtigooda una gaaraan guulaha ay hiigsanayaan. Buuggan oo dhameystiran:Waa:

SIDA LOO MAAREEYO WAKHTIGA PDF Read More »

HORYAALKA NOLOSHA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho horyaalka nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. wuxuu ku dareensiin doonaa raaxada nolosha dhabta ah halka laga dhadhamiyo, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo dhammaan beddeli doonta qaabka aad u

HORYAALKA NOLOSHA PDF Read More »

U FIKIR SI KA DUWAN PDF

HORDHAC Buuggan waxaa aan ugu talagalay in uu noqdo hagitaan iyo dhiirrigelin ku saabsan nolosha, shaqada, iyo hal-abuurka, isagoo diiradda saaraya xikmadaha iyo casharrada laga baran karo Steve Jobs. Waxa uu akhristaha ka caawin doontaa:Fahamka aragtida Steve Jobs ee hal-abuurka, hoggaaminta, iyo guusha. Kobcinta awoodda qofka ee xalinta mushkiladaha iyo gaadhista yoolalka nolosha. Buuggan waa

U FIKIR SI KA DUWAN PDF Read More »

HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF

HORDHAC Weligaa ha quusan, Guushu waxay u baahan tahay hurdo la’aan badan, dhidid iyo dadaal badan, waxaana lagu gaari karaa oo keliya haddii aadan weligaa ka quusan guul-darrooyinka. In kasta oo ay dabiici tahay in niyad jab la dareemo marka arrimuhu u qabsoomi waayaan sidii loogu talo galay, haddana waxaa muhiim ah in la ogaado

HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF Read More »

SIDA LOO HORUMARIYO NAFTA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu diiradda saarayaa horumarinta shaqsiyadeed iyo awoodda maareynta nafta si loo gaaro guul iyo qanacsanaan nolosha. Waxay soo bandhigaysaa sheekooyin dhiirrigelin leh oo laga soo qaatay rag taariikhda galay sida Muhammad Ali, Michael Jordan, iyo Winston Churchill. Sheekooyinkan waxay muujinayaan sida adkeysiga, shaqada adag, iyo go’aanku ay muhiim ugu yihiin ka gudubka caqabadaha

SIDA LOO HORUMARIYO NAFTA PDF Read More »

CIBAADO YAR IYO AJAR BADAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugggan waa buug ka kooban 4 cutub oo kala duwan waxaana kaga hadli doonaa dariiqooyin badan oo kheyr ah. Bal soo xisaabi camalkaagii wanaagsanaa ee maanta ma badanyahay mise waa yaryahay, waxyar fikir oo aqrinta jooji, hadii uu gaarayo 10 waad roontahay, soo xisaab camal kasta oo wanaag ah oo maanta sameysay, Waxay

CIBAADO YAR IYO AJAR BADAN (FREE) Read More »

GARAADKA WAX NAQDINTA PDF

HORDHAC Buuggu Aad Ayuu U Kooban Yahay Wuxuuna Qofka Barayaa Habka Uu Iskaga Difaaci Lahaa Shubhooyinka Iyo Ishkaalada, Si Gaar Ahna Wuxuu Ugu Wajahan Yahay Dhalinyarada, Maadaama Ay Sahlan Tahay In Si Fudud Loogu Beero Afkaar Khaldan. Buuggan Waxaan Ku Dadaalay Inaan Kaga Jawaabo Su’aalo Muhim Ah, Waxaana Ka Mid Ah Kuwan:Maxay Yihiin Khaladaadka Ugu

GARAADKA WAX NAQDINTA PDF Read More »

TALOOYIN IYO TILMAAMO PDF

HORDHAC Buuggan Talooyin iyo Tilmaamo wuxuu kaa caawinayaa sidii aad ku heli lahayd nolol iftiin iyo ilays leh, nolol horumar iyo hore-usocod leh, nolol sareedo iyo suubbanaan leh, nolol tanaad iyo tisqaad leh. Buuggani wuxuu ka kooban yahay mawduucyo dhowr ah oo dhamaantood si toos ah u tilmaamaya talaabooyinka lagu helo nolol qurux badan oo

TALOOYIN IYO TILMAAMO PDF Read More »

HAGARDIID PDF

HORDHAC Buuggan waxaa ku jira in ka badan 109 Maanso, oo si dhab ah u taabanaysa dhibaatooyinkii iyo dayacii ku dhacay dalka iyo dadka soomaaliyeed, sanadihii ay socdeen colaadaha sokeeye. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 338 PagesSize: 1 MBLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

HAGARDIID PDF Read More »

Shopping Basket