Cilmiye Books

DAWAN PDF

HORDHAC Buuggani wuxuu xanbaarsan yahay xog iyo aqoon cid kasta oo doonaysa horumar dhanka dhaqaalaha ah. Haddana waxa uu si gaar ah ula hadlayaa, dadka ah “shaqaalaha, mushaharka kooban ku shaqeeya” kuwaas oo ay badanaa is dabooli waayaan mushaharkooga iyo duruufohooga nololeed.Buuggani, waxa uu si dhab ah kuugu hagayaa dhabbaha aad kaga bixi karto, isdaba- […]

DAWAN PDF Read More »

SHINNIDA HA DILIN PDF

HORDHAC Wakhtigu waa noloshaada, noloshaada waxaa micno u sameeya qurxiya ama foolxumeeya waa sidaad u isticmaasho wakhtiga. Wakhtiga ood si fiican u isticmaasho waxay kugu hagi kartaa waxyaabo badan oo ay guushu kamid tahay, dadku isku darajo maaha waa la kala darajo sarreeyaa dhanka isticmaalka wakhtiga, dadka guulaha gaadha waa dad inta badan wakhtigu ahmiyad

SHINNIDA HA DILIN PDF Read More »

XULKA XIKMADAHA PDF

HORDHAC Buugaan Waxa aad Ka Heli Doontaa Xikmado Qiimo Badan kuwaas ay kasoo burqadeen, Culimo, Feylasuufyo, Madax, Shaqsiyaad Dunida Magac Ku Reebay.Aan soo qaato 5 kamid ah xikmadaha buugan:1- Shaqsiga ugu Caqliga Badan Waa Kan La Xisaabtama Naftiisa iyo Ficiladiisa.2- Inta aadan Alle kabaryin waxa kaa maqan ku shukri waxaaad heysato.3- Waligaaga Ha Dhaawacin Qof

XULKA XIKMADAHA PDF Read More »

WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, waxa uuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad ka dib ilaa iyo 1992. Waxa uu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, waxa uuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay

WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF Read More »

50 XIKMADAHA NOLOSHA PDF

HORDHAC Buuggan “50 Xikmadaha Nolosha” wuxuu kaa caawinaya inaad aragto xikmadda ku jirta safarka nolosha. Waxay yihiin aragtiyo ku saabsan sida aan u maareyn karno nolol maalmeedkeena, u fahmi karno qiimaha nafteena, uguna diyaar garoobi karno marxaladaha kala duwan ee nolosha.Xikmadaha ku jira buuggani waxay ka yimid waaya aragnimooyinka, xaaladaha iyo dhacdooyinka aan la kulanno

50 XIKMADAHA NOLOSHA PDF Read More »

SIRDOONKII NSS PDF

HORDHAC Sirdoonkii NSS waxaa laga soo gaabiyey (National Security Service), oo ahaa nabad sugidii iyo sirdoonkii Soomaaliya (intelligence agency of Somalia), xilligii dawladdii Maxamed Siyaad Barre. Xarunta Nss waxay ahayd Muqdisho intii u dhaxaysay 1970 ilaa 1990, Wixii ka dambeeyey dagaalkii ahliga ee Soomaaliya 1991 ayey hawl gab noqotay NSS. Waxaana sannadkii 2013 dib u

SIRDOONKII NSS PDF Read More »

10 MAGAC QAYBTA 2AAD PDF

HORDHAC Runtii labada qaybood ee buugan (10 Magac), waa laba qaybood is-dhammaystiraya. Qaybtii kowaad ee 10 magac (Socdaalka Samada Toddobaad), waxa ay barbilow u ahayd la-xidhiidhidda Alle. Waxa ay ibafur u ahayd nolol cusub, oo ku salaysan dib isugu noqosho. Halka ay qaybta labaad ee (Dheelminta Nafaha Xasilloon), ka tahay heerka labaad ee uu gaadhayo

10 MAGAC QAYBTA 2AAD PDF Read More »

10 MAGAC PDF

HORDHAC Qeybtan 1aad waxa uu qoraagu soo qaadanaa 5 kamid ah magacyada Allah (Subxaanahu watacaalaa).Buugan wuxuu ina barayaa daahirinta nafta, u-dhowaanshaha Ilaahay, tarbiyaynta nafta, iyo guud ahaan wanaajinta xaaladda nafta iyo diinta. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 99 PagesSize: 1 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW

10 MAGAC PDF Read More »

QULAASADA QISOOYINKA NABIYADA PDF

HORDHAC Buuggani wuxuu soo koobayaa qisooyinka nabiyada laga bilaabo Nabi Aadan oo ahaa kan ugu horreeyay ee la abuuray, ilaa Nabi Muxammad (N.N.K.H) oo ah kii ugu dambeeyay. Qisooyinka nabiyada waxay na siinayaan hanuun iyo tusaale ku saabsan sida loo noolaado nolol wanaagsan oo ku saleysan hanuunka Alle, iyagoo leh dulqaad iyo iimaan. Waxay kaloo

QULAASADA QISOOYINKA NABIYADA PDF Read More »

U QOR IYADA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu akhristaha barayaa in jacaylka dhabta ahi uusan ahayn oo keliya dareen, balse uu yahay eray, qaddarin iyo qoraal qalbi ka yimid. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo jacayl dareemay ama doonaya inuu si qurux badan u gudbiyo. sidoo kale buuggu wuxuu xooga saarayaa qiimaha iyo karaamada haweeneyda, iyo sida eray qurux badan

U QOR IYADA PDF Read More »

Shopping Basket