HABABKA MASKAX DHAQISTA EE UMADAHA PDF
HORDHAC Hadii aynu bini-aadam nahay waxaan samayn karnaa waxyaabo cajiib leh, aduunkan sida aan doono ayaan ka yeeli karnaa, balse sidoo kale waxaynu nahay noolayaal si fudud loo khiyaami karo ama maskaxda looga badali karo. Buugani kooban wuxuu ku saabsan-yahay sida fudud ee umad dhan maskaxda looga qabsan karo ama loo maamuli karo iyaga oon […]
HABABKA MASKAX DHAQISTA EE UMADAHA PDF Read More »









