Cilmiye Books

TAARIIKHDA MADOW EE REER GALBEEDKA PDF

Buuggan Mowduucyada uu ka hadli doono qaar kamid ah: 1- Munaafaqnimada reer galbeedka.2- Dagaalkii Ruushka iyo Yukrayn.3- Doorashada Turkiga iyo warbaahinta Galbeedka.4- Filimaan, kartoono iyo Ciyaaro lagu xumeyay Diinta Islaamka iyo Muslimiinta.5- Dowlada maraykanka iyo Xasuuqayadii ay caalamka ka Gaysteen.6- Xasuuqyadii dowlada ruushka ay U gaysteen muslimiinta.7- Taariikhda madow ee Gumaystihi Faransiiska.8- Dilka saynisyahanada iyo

TAARIIKHDA MADOW EE REER GALBEEDKA PDF Read More »

48 XEER EE AWOODA PDF

XEERKA 1AAD Ha u muujin hoggaamiyahaaga inaad ka caqli badan tahay ama aad ka wanaagsan tahay Mar kasta ka dhig kuwa kaa sarreeya oo ha dareemeen in ay kaa ficanyihiin. Haddii aad ku dadaasho inaad qanciso ama aad soo bandhigto xirfadahaaga, waxay taasi sababi kartaa in aad cabsi geliso ama aad dareensiiso inuusan adiga kaa

48 XEER EE AWOODA PDF Read More »

SEESKA FALSAFADA PDF

HORDHAC Mawduucan ku saabsan falsafada waxa jirta baahi aad u weyn oo loo qabo in la fahmo waxa ay tahay falsafadu. Waxa jira fahan qaldan oo ay dadkeenu haystaan fahankaas oo ah mid aalaaba qalooca. Waxa aad moodaa falsafadu in ay bulshadeena agteeda ka tahay xaaraam iyada oo ay ugu wacantahay sawirada qalooca ee laga

SEESKA FALSAFADA PDF Read More »

WAREYSIGA SHAQADA PDF

HORDHAC Buugaan magaciisu waa (Wareysiga shaqada) Waxaana ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhalinyaro shaqa doon ah, oo iweydiinayo, habka looga bad baado wareysiga Shaqada , maadaamaa aniga aan bartay wax ku saabsan arimaha shaqada iyo shaqaalaha, kadib waxaan hindisay magaca buuggaan, Ugu danbeyn si ay u helaan dadka shaqa raadiska ama shaqa doonka ah

WAREYSIGA SHAQADA PDF Read More »

NAQSHADDAHA SUUQA CHART PATTERNS PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu Ku barayaa Hababka Jaantusyadda Ee Suuqa Forex Sameeyo. Naqshaddaha waa Caawiyaal Kuu Sahlaya Inaad Faham Balaaran Ka Hesho Suuqani Iyo Guul-Dhaqaale Aad Kaga Samayso.Naqshaddaha (Chart Patterns) Waa Kuwa Kala Duwan Iyo Kuwa Isku Jaanna, Waxa Uu Buuggani Yar kaa Caawin Doonnaa Inaad Si Fudud Aad Ku Fahanto Guud Ahaan Nashqadaha Suuqu

NAQSHADDAHA SUUQA CHART PATTERNS PDF Read More »

FACA KORAYA PDF

HORDHAC Sannadihii u danbeeyay, waxa muuqanayay in dhallinta Soomaaliyeed in ka mid ahi ay ku saamowday mawjadaha awoodda badan ee yoolkooda iyo ujeedkoodu yahay, in madmadow (Shubuhaad) diintooda lagaga furo. Saameynta mawjadahaasi ku yeesheen in ka mid ah dhallinta Soomaaliyeed waxa sabab weyn u ah, in aanay ku hubaysnayn gaashaankii ay iskaga difaaci lahaayeen kuna

FACA KORAYA PDF Read More »

FANKA MAAMULKA PDF

HORDHAC Buugan waxaa qoray nin maraykan ah oo la yiraahdo James Menzie Black, Waxaanu u bixiyey: “HOW TO GROW IN MANAGEMENT”, oo macnahiisu yahay sidaad ugu hormari lahayd maamulka ama “FANKA MAAMULKA, waxaana loo tarjumay afaf badan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 86 PagesSize: 2 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW

FANKA MAAMULKA PDF Read More »

DABAR IYO HOGAAN PDF

HORDHAC Kaliya waxaynu ugu yeeri karnaa geesi qofka naftiisa ka adkaada, qofka u hogaamin kara naftiisa wanaaga dhankiisa kana dabri kara xumaanta. Muhiimada ay leedahay inaan nafteena maamulno oo aan musuuliyadeeda qaadno, waxaa la inoogu sheegay Qur’aan keena kariimka iyo sunnaha Nabigeena Muxamed (S.C.W) Waxa lagu waydiinayaa waa naftaada kaliya, iyada weeye shar iyo khayr

DABAR IYO HOGAAN PDF Read More »

AFTAHAN PDF

HORDHAC Buuggan Aftahan wuxuu ka hadlayaa habka gole ka hadalka ama fagaare ka hadalka habboon. Barashada xirfadda fagaare ka hadalku, waxay muhiim u tahay nolosha casriga. Si qofku ula jaanqaado noloshan cusub ee ku dhisan xidhiidhyada iyo falgallada bulshada, waxaa muhiim ah inuu yaqaano xirfadaha, qancinta iyo maaraynta cabsida golayaasha. Sidoo kale waxaa qasab ah

AFTAHAN PDF Read More »

Shopping Basket