Cilmiye Books

XIRFADAHA QANCINTA PDF

HORDHAC Maxaad ka taqaan xirfada qancinta dadka, markaan leeyahay qancinta dadka ma aha inaad qof walba qancinayso laakiin waa qancinta kuwa aad danta ka leedahay eed rabto inaad ka dhaadhiciso qorshahaaga iyo projectiga aad wado. hadaba buugani wuxuu anfacayaa qof walba oo raba inuu hormariyo noloshiisa iyo xirfadiisa iyo ganacsigiisaba.Ugu horeynta aan qeexno waxay tahay […]

XIRFADAHA QANCINTA PDF Read More »

MUCJISADA AROORTII PDF

HORDHAC Buugan Mucjisada Aroortii Wuxuu Kusiinayaa Tilmaam Iyo Tusaaleyaal aad ku Beddesho Noloshaada, Adiga oo ka faa’ideysanaya Aroornimadaada Una Beddelaya Aroornimo Mucjiso Leh. Waa buug horumarin nafeed ah, kana caawinaya akhristaha in uu samaysto caado subaxeed oo nidaamsan. Waxa uu aad uga warramayaa muhiimadda toosidda aroorta hore iyo sida ay u saamayso guulaha nololeed ee

MUCJISADA AROORTII PDF Read More »

DARK PSYCHOLOGY SOMALI PDF

HORDHAC Ma iswayddiisay sababta dadka qaarkood ay u yihiin kuwo mar walba faraxsan, kuwo mar kasta murugsan oo xidhxidhan, kuwo kale oo aan farxad iyo murug midna ku sugnayn. Sida oo kale ma iswayddiisay maxa kala duway dabciga bani aadanka? Maxaa loo arki wayay dad isku dabci ah, sida muuqaalkoodu uu mar marka qaar uu

DARK PSYCHOLOGY SOMALI PDF Read More »

QORSHEE NOLOSHAADA PDF

HORDHAC Ma tahay qof jecel nolosha inuu guul fiican ka gaaro, haddana garan la’ halkii uu ka billaabi lahaa?Arrimo badan oo aad jeceshahay inta aad billoowday maka caajistay maalmo kadib?Ma tahay qof shaqo fiican ama ganacsi fiican heysta, haddana aan dareeemeynin farxaddii guusha?Ma jeclaan lahayd inaad hesho hal fikir oo haddaad ku dhaqaaqdo dhaqan-galintiisa, kuu

QORSHEE NOLOSHAADA PDF Read More »

SAAXIIBO KASBO PDF

HORDHAC Qoraaga buuggan ‘Saaxiibo Kasbo’ waxa uu ka soo turjumay buuggan: ‘How to win friends and influence people’ ee uu qoray Dale Carnegie. Buuggan waxa uu kamid ahaa buuggaagtii loogu iibsiga badnaa ee ku saabsan horumarinta shakhsiga ee ebid la daawacay. Waxaa la iibiyey in kabadan 30 Milyan oo nuqul. Waxa uu ka mid yahay

SAAXIIBO KASBO PDF Read More »

MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu ka hadlayaa in aynnu la samaynno xidhiidho wanaagsan ubadkeenna, caqabadaha diidi kara xidhiidhadaas iyo hababka suurtagalka ah ee aynnu u xoojin karno. Waxa uu gorfaynayaa hababka la i noo soo barbaariyay iyo sida ay saamaynta ugu yeelan karto habka aynnu u barbaarinaynno ubadkeenna. Ilmuhu waa dareen lugaynaya, ama waaba dareen gebi

MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF Read More »

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF

HORDHAC Maadaama barashada Forex ay u baahan tahay itus oo itaabsii (practical), Buuggan waxa uu aad xooga u saaraa Practical ka oo waxaa ku badan sawirrada meelaha markaas laga hadlayo. Si kooban forex waa suuq sarrif online ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad lacag ku bedeshid lacag kale adiga oo adeegsanaya aaladdaada yar ee Mobile-ka

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF Read More »

TAARIIKHDA TATAARKA PDF

HORDHAC Buuggani Wuxuu ka warami doonaa Qisooyinkii dunida ka dhacay kii ugu cajabta badnaa uguna saameynta badnaa waana Taariiqda Tataarka. Buuggani waxuu ka hadli doonaa niman Tataar la yiraahdo oo dunidu weeraray, mudo aad u yar ayay waxay ku qabsadeen bariga dhunidoo dhan. Dadka tataarka ayaa waxa ay ku noolaayen bariga Mangolia iyo Galbeedka Manchuria

TAARIIKHDA TATAARKA PDF Read More »

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF

HORDHAC Taariikhda waa muraayadda wixii tagay, Ummadd aan taariikhdeeda war u heynina mustaqbalka waxba kama qaban karto, Taariikhda aynu ka hadleyno ugama hadleyno kaliya inaan waqtiga isku dhaafinno ama aan carruurteenna ku seexinno ee waxaa la inooga baahan yahay in aynu ku beddalno waaqica aynu ku nool nahay, Ummad walba waxa ay leedahay Taariikh hore

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF Read More »

Shopping Basket