Cilmiye Books

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF

012- Waan ku salaamay saaxiib Haddii aad i weydiiso waxa kaa dhiman ee kuu diidaya in aad dadka kale la tartanto, waxa aan ku leeyahay: “oo horta yaa kugu yidhi waa in aad dadka kale la tartantaa?!“Noloshu waa hayaan ee ma aha tartan wiilow, ee ku raaxayso oo ha u rogin goob dagaal!Jidka qudha ee […]

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF Read More »

NAFTAYDAAY GACALO PDF

HORDHAC Buuggan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay af Ingiriisi ku qortay Cula Dayuub ee “Dear Me”, taas oo ah Suuriyaanad afaf dhawr ah wax ku qorta kuna turjunta oo dhawr buug leh, Buuggan waxa af Soomaali inoogu soo turjumay Mohamed Qaamuus.Buuggan Dear Me, Afsoomaali ahaanna aan u bixinnay “Naftaydaay Gacalo”, waa

NAFTAYDAAY GACALO PDF Read More »

GACALOOY (FREE)

– 22 kii Juun “Gacalo, sidii, iyo iiddii ka dib is ma aannaan heleelin. Waa haddii aan abuuro cudurdaarka aadanuhu doorbido. Se runtii… maya! Ma wanaagsana in aan run ku furfurto dhambaalka. Sababta oo ah, Gacalooy, runta waa la isku nacaa. Niyadda aadanaha waa ku dhib iyo qulub. Xanaf baa ay si u yar lee

GACALOOY (FREE) Read More »

LACAG BAA WAXTARTA (FREE)

BANGIYADA IYO URURADA AMAAHDA BIXIYA Bangiyadu waxay u dhisan yihiin qaab ganacsi ah oo leh saamiley saami ku leh bangiga sida ganacsiyada kale. Dakhliguna waxaa laga soo saaraa iibinta howlaha bankiga uu qabto. Bangiyada qaarkood waxay qabtaa adeegyo kala duwan, macaamiishuna waxay badanaa booqdaan bangiyada isla markaana adeegsadaan adeegyada kala duwan ee bangiga. Bangiyada waa

LACAG BAA WAXTARTA (FREE) Read More »

MA QARIN KARTID (FREE)

HORDHACA BUUGA Danbiyada aan galno ma ahan kuwa naga Haraayo! xitaan hadii aan aaso ama aan joojino soo xasuushadooda ma jiro qof ilaawi karo… waa macquul inad is iloowsiisid… lkn waliga ilaawi maysid. gaar ahan xasuusaha nabarka nagu ah ee ku hareeraysan maskaxdena xanuun jinaayana dameerkeena. Go’aanka dowlada hoose! Taleefonka guriga wuu dhacayaaa waxuu ahaa

MA QARIN KARTID (FREE) Read More »

WAX IS BARIDDA (FREE)

HORDHACA BUUGA Qormadaan waxay ka hadlaysaa (Wax isbaridda iyo kaalinta ay ku leedahay kor u qaadida aqoonta guud), waxayna ku salaysan tahay baahida ay bulshadu u qabto si ay horumar aqooneed u gaarto, manhajka loo adeegsadayna waa manhajka wasfiga. Ugu horrayn Qormadaan waxay ka hadlaysaa qeexidda wax is baridda, oo aan kusoo qaadanay erayo kala

WAX IS BARIDDA (FREE) Read More »

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF

HORDHAC Buuggan waxaa lagu soo uruuriyay Kumanaan Xikmado oo Nolosha qeybaheeda kala duwan ka hadleysa sida: Dhiirigelin, Dagaal, Siyaasad, Jaceyl, Ganacsi, Waxbarasho i.w.m.Hadii aan soo qaato 20 Xikmadood oo kamida: 1- Naftaada haddii aanad runta ku mashquulin, beenta ayay kugu mashquulin.2. Ka bilow naftaada ka hor intaadan cid kale wax u sheegin.3. Cid naftayda ka

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF Read More »

DAB IYO DHAGAX PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu naqdinayaa dadka diinta khalad ka fahmay ee dhiigga qofka muslinka ah in la daadiyo ku bannaysta fahan xumadooda diimeed, waxa ay iftiiminaysaa xurmada ay leedahay nafta qofka muslinka ah iyo halka uu Islaamku ka taagan yahay. Sidoo kale waxa uu buuggu faaqidayaa sooyaalka dhiig daadinta Muslimiintu halka ay ka soo bilaabantay,

DAB IYO DHAGAX PDF Read More »

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE)

HORDHAC Waxaan ku soo koray nolol adag oo ficil iyo dareenba leh. Waxaan garaadsaday reerkayaga oo aan dhaqaale badan lahayn xoolo miyi mooyaane. Cilmiga barashadiisa waxaan kala kulmay caqabado badan, mana helin tacliinta nidaamiga ah in yar mooyaane, balse waxaan ku guulaystay in aan naftayda wax baro. Bini aadamku kama saadaalin karo mustaqbalka, inuu maleeyo

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE) Read More »

MAANA-FAAY PDF

MAANA-FAAY (SHEEKO) Sheekada MAANA-FAAY, waxay ka hadleysaa dhaqan jiray oo u baahnaa in laga guuro, si asluubeysan oo deggen. Waa dhaqankii ”Maqabbiyannimada”, kaas oo ay ku lunsaneyd xuquuqdii gabdhaha soomaaliyeed, dhaqankaas oo ahaa, mid keenayay in gabadha kolka uu naaskeedu soo kobco mininka ”guriga” lagu oodayey loona diidayey in ay waxbarato ama iridda aqalkooda dhaafto.

MAANA-FAAY PDF Read More »

Shopping Basket