Cilmiye Books

SIMPLE TRADING BOOK 2 PDF

This Book will teach you: – Psychology– Candle Stick Patterns– Analyze and Trade candlesticks– Bullish Candle-Stick Patterns– Bearish Candle-Stick Patterns– Trading Strategies to Trade– 7 Strategies to Trade– Identify Chart Patterns Buuggan oo dhameystiran:Waa: 64 PageLuqada: EnglishNooca: PDFSize: 11 MBLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

SIMPLE TRADING BOOK 2 PDF Read More »

SIMPLE TRADING BOOK 1 PDF

This Book will teach you: – Candle Stick Patterns– Bullish Reversal Patterns– Bearish Reversal Patterns & More.– Identify Chart Patterns– Analyze and Trade candlesticks– Trading Strategies to Trade– Printable Sheets Buuggan oo dhameystiran:Waa: 25 PageLuqada: EnglishNooca: PDFSize: 3 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW

SIMPLE TRADING BOOK 1 PDF Read More »

WAXTARKA QUDAARTA PDF

WAXTARKA QUDAARTA Qudaarta waxey Leedahay Nafaqo uuna Ka maarmeynin Jirka Bani Aadamka Taasoo qeyb ka ah Hanaanka Nololeed ee Bani’aadamka qeyb walba oo jirkeena ka mid ah Waxey u baahantahay Nooc dhireed Sida ay ugu kobacdo. Qudaarta Waxey Leedahay Vitamino, Macdano iyo Dheecaano Jirka waxtar u leh. Abuurista Allah (Subxaanahu watacaalaa) waa arin Xikmad badan

WAXTARKA QUDAARTA PDF Read More »

DHEEFSHIIDKA PDF

DHEEFSHIIDKA (DIGESTIVE) Habdhiska Dheefshiidka Digestive System?Habdhiska dheefshiidku waa habdhiska qaabilsan in la ridqo ama la daqiijiyo cuntada, si looga dhigo mid jidhku u qaadan karo nafaqo-ahaan isla markaana cuntada laga dhigo mid dhiiga la raacin karo, si loo gaadhsiiyo dhammaan qaybaha jidhka. Dheefshiidka [Digestion] waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo waaweyn waxaana afka qalaad lagu

DHEEFSHIIDKA PDF Read More »

CUDURADA KU DHACA XOOLAHA (FREE)

DAAWEYNTA CUDURADA KU DHACA XOOLAHA Buuggan wuxuu ka hadlayaa Cudurada ku dhaca xoolaha soomaalidu ay dhaqato iyo sida loo daaweeyo.Mid kamid ah Cudurada: Beerfuur (Bacillary Haemoglobinuria) Cudurkaan beerfuurka waa cudur deg deg wax u dila ee faafa ee ku dhaca lo’da iyo idaha kaaso keena in neefku beerka ka bararo. Maxaa keena cudurkaan (Aetiology) Cudurkaan

CUDURADA KU DHACA XOOLAHA (FREE) Read More »

KUMAA TAHAY? (FREE)

HORDHACA BUUGA Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof

KUMAA TAHAY? (FREE) Read More »

ISBAR FAR-QURXINTA (FREE)

FAR-QURXINTA (HAND-WRITING) Farqurxinta ama handwriting ka waa Xirfad aad muhiim u ah in la barto, sidoo kale waa shay markasta kaalin muhiim ah kaga jirta nolosha aadanaha, siiba noloshan casriga oo ay adagtahy inuu nolaado qofan waxna qorin waxna aqrin waayo waxa lagu jiraa xili dunidu si xawaare ah u hormaryso sidaa darteed qofkasta waxaa

ISBAR FAR-QURXINTA (FREE) Read More »

HANTIDA DAAHSOON PDF

HORDHACA BUUGA Hantida daahsoon waa hanti aan la taaban karin, lagaana xadi karin, Sidoo kale inooga muuqan indhaheena. Hantiyaha daahsoon waxaa ka mid ah:– Caafimaadka ama Badqabka– Caqliga ama Garaadka-Waqtiga ama Aminta– Cilmiga ama Aqoonta“Caafimaadku waa sheyga ugu horeeya ee kuu suura galinaya inaad sameyso dhaqaaq qurxoon”.“Qiimaha waqtigu waa qiimaha Nolashaada”.“Caqliga iyo Cilmiga waa ciidan

HANTIDA DAAHSOON PDF Read More »

DABINKII LACAGTA PDF

HORDHAC Yaa maamula dhaqaalaha caalamka? Sidee dunida laysku gumaystaa dhaqaalaha? Sidee ayey u shaqeeyaan bangiyada islaamku? Sirta ka danbeysa hay’adda lacagta adduunka”IMF” iyo Bangiga adduunka? Sirta iyo Duruusta ku Duugan bariga dhexe? Waa ayo Israa’iil? Shirqoolka reer galbeedka dunida inteeda kale! Yaa samaystey mashiinada waraaqaha lacagta lagu daabacado? Maxaa ka dhexeeya Diinta, hantida iyo siyaasadda?

DABINKII LACAGTA PDF Read More »

TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE)

HORDHAC Ururka SYL waxaa la’ aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii aasaastey xisbiga SYL waxay u dhexeysay 15 ilaa 21 sano, SYL wuxuu ahaa xisbi siyaasadeedkii ugu horeeyey soomaaliya markii hore waxaa loogu magac darey

TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE) Read More »

Shopping Basket