BARASHADA DAAWADA (IIBSO) Pharmacology (Barashada Daawada) Waa cilmi lagu barto waxtarka waxyeelada isticmaalka iyo qiyaasta daawada.Erayga pharmacolgy, waxa uu ka kooban yahay labo eray oo kala ah:1. Pharmaco: uu micnihiisu yahay daawo.2. logy: uu micnihiisu yahay barasho.Asal ahaan erayga pharmacology waa eray afka giriiga ah waxaana loo aqoon jiray pharmacon oo micnihiisu yahay daawo.Drug: erayga drug waa eray kayimid french micnihiisu yahay daawo, loona aqoon jiray geedihii qalalnaay (dry herb).Rudolf Buchheim: waa shaqsigii ugu horeeyaya ee sameeyay goobaha lagu barto cilmiga daawada (pharmacology).Waxaana lafuray goobtaas taariiqdu markay ahayd 1847 wuxuuna udhashay dalka jarmalka. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 145 PageSize: 400 KBNooca: PDFLacagta: 2$ HADA IIBSO