BUUGA UMULISO (IIBSO)

UMULISO AMA MID WIFERY:

Waa qeyb kamid ah caafimaadka oo la xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib, dad badan oo aduunyada ku nool ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada (Midwifery) balse dadkaas ayaa iskugu jira laba nooc oo kala ah.
- Umuliso aqoon dhameeystiran leh.
- Umuliso dhaqameed.

Waa maxay Umuliso?

Umuliso markaaan si kooban uqeexno umuliso waa shaqsi aqoon iyo xirfad uleh dhalmada iyo daryeelka hooyada iyo canugeeda umulisada aqoonta leh waa badbaadada hooyada iyo canugeeda.

Umuliso dhaqameed:

Waa qof kashaqeeya goob caafimaad gaar ahaan kuwa lagu dhalo lakiin aanan laheyn wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas, xirfad xumada kadhalata umuliso dhaqameedka waxey keentaa ama sababtaa in malaayiin hooyooyin ah ay udhintaan ama ay unaafoobaan xirfad xumadaas.
Xifad xumada ugu badan ee heysta umuliso dhaqameedka waxaa kamid ah:
• Malaha wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas.
• Maku shaqeen karaan qalabaadka wax lagu dhaliyo.
• Haddii uu dhiig bax yimaado maheystaan wax dhiig joojin iyo dawooyin kaleba ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 97 Page
Nooca: PDF
Size: 3 MB
Lacagta: 1$

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *