BUUGGA HIBADA PDF

THE LITTLE BOOK OF TALENT SOMALI

Buugga Yar ee Hibada waa buug yar oo kaa cawinaaya in aad hormarisid xirfaddaada, xirfadda caruurtaada, ururkaada ama ganacsigaada. Waa buug ay fududahay in waqti yar lagu akhriyo, waaxaana ku qoran qaabab la hubiyey laguna tijaabiyey goobaha tababarka iyo shaqooyinka kuwaas oo lagu hormariyo xirfadaha. Buugaan waa miraha kaso baxay shan sano oo qoruhu uu booqanaayey meelaha aduunka ugu sareysa ee lagu hormariyo hibooyinka iyo wareysiyo tira dhaafay oo laga qaaday tababarayaasha ugu xeel dheer aduunka. Waxaa lagu soo koobay 52 talo oo la fahmi karo, laguna dabaqi karo si fudud. Haddii aad tahay 20sano jir ama 60 jir, haddii aad tahay ciyaari yahan, ganacsade ama arday wali waxbaranaaya, Kani waa hage lagama maar-maan u ah qof kasta oo waligiis isweeydiiyey, " Sidee ayaan uga waanaajin karaa sida aan hadda u qabto "

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 123 Page
Size: 1 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.