CIBAADO YAR IYO AJAR BADAN (FREE)

HORDHACA BUUGA

Buugggan waa buug ka kooban 4 cutub oo kala duwan waxaana kaga hadli doonaa dariiqooyin badan oo kheyr ah. Bal soo xisaabi camalkaagii wanaagsanaa ee maanta ma badanyahay mise waa yaryahay, waxyar fikir oo aqrinta jooji, hadii uu gaarayo 10 waad roontahay, soo xisaab camal kasta oo wanaag ah oo maanta sameysay, Waxay ilatahay inuu yaryahay, hadaba si aad ajar badan ushaqeysato buuggan adiga ayaan kuugu talagay ee kuraaxeyso aqrintiisa, kuna dedaal in aad jadwal Maalinle ah aad kadhigato kheryka ku xusan oo haka dhigin mid intaa aqrido aad kasii gudubto ee kadhig mid noloshaada maalin kasta kaqaato qeyb kamida.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 68 Page
Size: 1 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.