CILMI NAFSI PDF WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid ballaaran oo kala duwan oo ka kooban barashada fikirka aaddanaha, Dabeecada, hormarka, shakhsiyada, shucuurta iyo dhiirigelinta. Cilmi nafsigu waa darraasada tacliinta iyo dabaqidda howlaha maskaxda iyo dabeecadda. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 219 PageSize: 1 MBLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW