COLAAD (FREE)

HORDHAC

Colaaddu waa cudur dilaa ah oo galaafta nafaha, burburiya qoysaska, aafeeya bulshooyinka, curyaamiya oo wiiqiya horumarka, una horseeda dadka dhibbaato aan dhammaad lahayn. Qisadan (Colaad), waa qiso muujinaysa sida aafada colaaddu u gashay bulshadeenna, ugana dhigtay jiilal badan kuwo aan haysan fursad ay kaga baxaan raadkeedan xun.
Sheekadu waxay dareensiinaysaa akhristaha xanuunka iyo cadaabta ay keento colaaddu, waxayna sidoo kale ka sheekaynaysaa ifafaalo yididiilo leh oo horseedi kara nabad waarta. Ujeeddada laga leeyahay sheekadan waa in ay bulshadeennu ka fiirsato dhibaatada colaaddaha iyo sida ay muhiim u tahay in jiilalka mustaqbalka laga badbaadiyo silaca ay keento.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 81 Pages
Size: 4 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.