DAAWEYNTA CUDURADA PDF

WAA MAXAY CUDUR?

Cudurku Waa Xanuun Ku Dhaca Jidhka Iyo Gudaha Noolaha, Kaasi oo Keena Awooddari, Daciifnimo iyo Geeri. Iska Daaweyntuna Waa Fursada Kaliya Ee Lagula Tacaalo Xanuunka. Xanuunka Iyo Caafimaadka Alle (Subxaanahu Watacaalaa) ayey Gacantiisa Ku Jirtaa Alle Caafimaadka Hayno Ziyaadiyee.
Waxaa jirta Xikmad dhaheysa: Ka Hortaga Ayaa Ka Wanaagsan is Daaweynta (Prevention is Better than Cure).
Buuggan Daaweynta Cudurada waa buug aad ka helaysaan ku dhawaad 60 Cudur iyo daawadooda oo hadii aad Aqrisato aad wax badan ka faa'iidi doontid.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 113 Page
Size: 700 KB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.