DAWAN PDF

HORDHAC

Buuggani wuxuu xanbaarsan yahay xog iyo aqoon cid kasta oo doonaysa horumar dhanka dhaqaalaha ah. Haddana waxa uu si gaar ah ula hadlayaa, dadka ah "shaqaalaha, mushaharka kooban ku shaqeeya" kuwaas oo ay badanaa is dabooli waayaan mushaharkooga iyo duruufohooga nololeed.
Buuggani, waxa uu si dhab ah kuugu hagayaa dhabbaha aad kaga bixi karto, isdaba- wareegga iyo culaysyada kaa haysta mushaharka.
Buugan wuxuu aad noogu dhiiri-gelinaa in mushaharka bilaha ah ee nasoo gala intuu doonaba ha ahaadee in qeyb ka mid ah aan keydsano, sidoo kale mashaariic inoo gaar ah aan ku sameyno, sida inan maalgashano i.w.m.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 203 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $3

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.