DHAAF WALBAHAARKA OO BILOW NOLOL CUSUB PDF

HORDHACA BUUGA

Soddomeeyadii qarnigan waxaan ka mid ahaa dhallinyarada ku dhibaateysan magaalada Newyork oo aan ka ahaa Dilaal baabuurta waaweyn si aan uga helo waxaan ku noolaado. Waxaa guri ii ahaa qol yar oo ay baranbaro iyo dooli ka buuxaan, waxaan cuntada ka cuni jiray makhaayad aad u nadaafad xun oo cuntadeedu raqiis tahay. Waxaan imaan jiray habeenkii qolkeygii yaraa anigoo madax wareer la il daran oo ka gubanaya nolosha xun ee aan ku noolahay, waxaan is dhihi jiray ma sidaan baad nolosha ku dhameysan doontaa? Aaway noloshii aan ku yididiiloon jiray markaan ardayga ahaa?
Buuggani waa daawo kaa samata bixineysa walaaca, welwelka iyo uur ku taalada uu keeno walbahaarku.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 283 Page
Size: 2 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.