DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE)

Ducooyinkii La aqbalay

Ducadu waa cibaado, waana laf-dhabarta cibaadada, waa astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan , ducada waa lagu baahi baxaa , Allena wuxu yidhi : "I barya waan idinka aqbalin’e” . Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay , taas oo keentay xanuun nafsiya sida murugada, warwarka, walbahaarka, walaahow, dhibtaa jirta maanta waxan kaga bixi karnaa baryada Alle. Maanta waxaynu joognaa duni gaalo hogaanka maamul iyo aqooneed, sidoo kale dhaqaaleed iyo siyaasadeed ay gacanta ku hayso, taas oo keentay in diintii laga xuubsiibto, si diinteenna aynu ugu sugnaano waxa inna sugaya waa baryada Alle.
Buuggan yarahan kooban waxan ku soo bandhigi doonaa muhiimadda baryada Alle leedahay, Adaabta ducada, Sababaha ducada lagu aqbalo, xilliyada ducada la aqbalo, qaar kamida qisooyikii dadkii ducada laga aqbalay, iyo waxyaabo kale oo muhiima.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 37 Page
Size: 5 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *