FAHAMKA MUSHKILADA PDF

HORDHACA BUUGA

Buugaan La Magac Baxay "FAHAMKA MUSHKILADA IYO MAARAYNTA KHILAAFKA".
Waa buug ka hadlaya Mashaakilka ama Dhibaatooyinka ku wajahan ama haysta Qof walba , dawlad walba iyo bulsho walba. wuxuuna kusiin doonaa inaad fahamto mushkilada gorfayso xaalada isku cufan kadibna aad maarayso, idanka alle.
Buuggaan wuxuu kaloo sitoos ah ula hadlayaa, cidkasta oo fahmi wayday mushkiladda maaraynna kari wayday khilaafka dhexyaal. kadibna wuxuu kuu sheegayaa buugan sababaha keeni kara khilaafka iyo mashaakilka, si aynu uga taxadirno inay mushkiladu ay mar labaad soo noqoto.

Waa maxay Mushkilad?

Mushkilad waa arrin cakiran oo aan waddo loo dhaqaaqo lahayn illaa laxaliyo ama in laxaliyo mooyee. Mushkiladdu waa sunni kawni ah (illaahay Subxaanahu Watacaalaa ayaa abuuray) oo lagama waayo dunidan. xaalad kasta oo kusoo wajahda waxay salka ku haysaa mushkilada. Mushkiladuna way fududahay xalinteeda, marka la raacayo waddooyinka xallinta. Lana gorfaynayo xaaladdan cakiran. sidaa daraadeed buuggan waxaynu dhihi karnaa waxaa ku dhan waddooyinka lagu xaliyo mushkiladaha, iyo in lagorfeeyo xaaladaha cakiran.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 73 Page
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.