FURAHA FOREX TRADING PDF HORDHACA BUUGA WAA MAXAY FOREX?Forex waxaa laga soo gaabiyay (foreign exchange) oo macnaheedo yahay kala bedelka ama isku bedel Lacaga kala duwan ee dunnida kajiro, ayadoo laga tixraacayo sida bankiyada aduunka maalinkaas sheegayaan. Suuqani waa suuqa aduunka ugu balaaran ganacsiyada dunnida maanta kajiro, Suuqyada aduunka ayaa waxaa hormuud ka ah:1. Suuqa Forex2. Suuqa Dhijitaalka (Cyrptocurrency)3. Stock marketingForex ayaa maalinti lagu kala bedeshaa lacag lagu qiyaasay 5.4 trillion 2019, taas waxey ku siineeysaa fursada aadka ubalaaran oo halkana ka furan. Shuruudaha ma ahan in aad shahaado caalami ah haysato ama taajir tahy ama banki aad leedahy. Waxaad ubaahan tahay oo kaliya aqoonti iyo lacag aan saas ubadneen oo ku bilowdo. Suuqan forex waxaa uu shaqeeyaa 5 maalin iyo 24 saac, taas waxey kadhigantahy hadii aad tahay Arday, Hooyo, Aabo, Macalin, ama Shaqaale, waxaad kashaqeeysan kartaa waqtiga aad xurta tahay. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 40 PageSize: 1 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW