FURAHA GANACSIGA PDF

BUUGA FURAHA GANACSIGA

Buuggaan waxa uu muuqaal fiican ka bixinayaa bilaabista, kobcinta iyo badbaadinta ganacsiga, kuna qoran Af-Soomaali, una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:
- Muuqaal fiican kaa siinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horumariyo, looguna badalo ganacsi shaqaynaya.
- Si fiican kaaga haqabtiraya sidaad ku xulan lahayd ganacsi samayn kara koboc iyo faa'iido fiican, iskana caabin kara tartanka.
- Talaabo talaabo kuu tusinaya sidaad u sameyn lahayd: qorshe ganacsi, qorshe suuqgeyn, qorshe maaliyadeed iyo qaab fakar itiraatiiji ah.
- Daawo u raadinta waxyaabaha ganacsiyada soomaalidu ku liitaan sida: istiraatiijiyadda, maaliyadda, suuqgeynta iyo tartanka.
Buugaan oo ku salaysan Cilmibaaris socotay muddo dheer, aqoon iyo waayo aragnimo, waa mid heer kasta oo aad kaga jirto ganacsiga kugu kordhinaya aqoon, ganacsigaagana ka dhigaya mid ka dhex muuqda sayladaha ganacsiga.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 304 Page
Size: 33 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.