GARAADKA WAX NAQDINTA PDF

HORDHAC

Buuggu Aad Ayuu U Kooban Yahay Wuxuuna Qofka Barayaa Habka Uu Iskaga Difaaci Lahaa Shubhooyinka Iyo Ishkaalada, Si Gaar Ahna Wuxuu Ugu Wajahan Yahay Dhalinyarada, Maadaama Ay Sahlan Tahay In Si Fudud Loogu Beero Afkaar Khaldan. Buuggan Waxaan Ku Dadaalay Inaan Kaga Jawaabo Su’aalo Muhim Ah, Waxaana Ka Mid Ah Kuwan:
Maxay Yihiin Khaladaadka Ugu Muuqashada Badan Ee Ku Sugan Afkaarta Qofka Ka Shaki Galinaysa Diintiisa?
Sidee U Hubsan Karnaa Saxnimada Afkaarta Aynu Kula Kulmayno Baraha Bulshada Iyo Warbaahinta?
Ma Jiraan Qawaacid Caddaynaysa In Fikraddu Khaldan Tahay Ama Ay Koobsanayso Khaladaad?
Ma U Xaddidi Karaa Meesha Khaladku Kaga Jiro Fikradda Si Sugan?

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 25 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.