GUNAANAD (IIBSO)

HORDHACA BUUGGAN

Buuggan la magac baxay Gunaanad waa sheeko jacayl ah oo xambaarsan casharo badan ku cibro qaadasho mudan. Waa qiso ay ku jirto samirka iyo dadaalka barta lagu gaadhayo in ay tahay meel aad u saraysa. Sidoo kale waa qiso ay ku jirto waayo aragnimo laga dhax layo nolosha qofka soo food saarta. Ugu dambayn, waa qiso ay ku dhex jirto qiso kale oo jacayl ah balse labaduba kuma koobna jacayl kaliya balse waxa ay tilmaamayaan sida looga gudbo caqabadaha nolosha in ay tahay samirka iyo u adkaysiga waayaha adduunka.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 96 Page
Size: 1 MB
Nooca: PDF
Lacagta: 1$

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *