HAL KAGA DAYO PDF

HORDHAC

Dhammaan dadka dunida ku nooli waxay leeyihiin damac, waxayna jecel yihiin in ay gaadhaan darajo sare, kana duwanaadaan dadka intiisa kale.
Buuggan Hal Kaga Dayo waxa uu ku siinayaa talooyin iyo tusaalayaal, wuxuuna kugu dhiiri gelinayaa in aad awoodi karto in aad noqoto qofka aad rabtid in aad noqotid iyo in aad gaadhi kartid meesha aad rabtid in aad nolosha ka gashid. Wuxuu ku barayaa in qofkasta oo dunidan magac kaga tagay uu is qiimeeyey, gartayna waxa uu ku fiican yahay, qorshana sameystay, qaadayna dariiqii gaadhsiinaayey waxa uu hiigsanaayo.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 93 Pages
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.