HORMARI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA

Buuggaan waa buug kooban kana hadlaayo sida aad guul ugu gaari laheed nolosha. waxa uu kugu hagayaa buugan wadooyin sax ah hadii aad raacdana aad dheefi doontid. In aad hormarto amaba aad dib u dhacdo waxaa u sabab ah marwalba sida aad adiga u qorsheysato, habka aad u noolaan laheed. Mararka qaaar waa ay adagatahay in aad ka celiso naftaada waxyabaha ay jeceshahay. Buugan waxaan kugu tusi doonaa tusaaloyin wax badan, noloshada ka badali doono insha allah. Qofka marka uu alle Swt ku xirnaado wax walba waa ay u sahlanan doonaan.
Buugaan ayaa ka hadlaayo Hormarka nolosha qofka beni aadamka. Waxa uu ku siinayaa wadooyin kuwa maray ay ku guuleesteen. Sido kale waxa uu kuu sheegi doonaa wadooyin ay adagtahay hadii aad marto aad guuleysato.

Qof walba ee naga mid ah waxa uu jecel yahay in uu nolosha meel sare ka gaaro, saas uu ay tahayna, dadaal ayaa la is dheer yahay, bal kawaran hadii aadan waxba qabanin 24saac walba, maxaa filaneysaa maalinta xigta, sidoo kale bisha xigta. Waa waxba sababta oo ah ma adan shaqeyn waqtigaas, sidaas darteed rajadaada waa mid aadan waxba ku, heleynin. haddii aad sii wado sanad kawaran wali, waa waxba. Sidaas darteed kafaa’ideyso ilbirqsi walba ee ku soomara. Guusha dhan ayaa ah in aad waqtigaada kafaa’ideysato... Si aad u guuleysato marka hore lahaaw hadaf iyo ujeedo markaas ku dhaqaaq waxaa hubaal ah in aad hanan doontid waxaa suurtagal ah in ay kugu qadato waqti balse haddii aad sabarto oo u dulqaadato, waxba maahin waad gaareysaa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 71 Page
Size: 6 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.